-
Golaha Aqalka sare Soomaaliya oo ka doodaya sharciga Naafada Qaranka
Kulan looga doodayay dardar-galinta iyo ansixinta sharciga Naafada Qaranka oo lagu qabtay xarunta Aqalka sare ayaa waxaa ka qeyb-galay xubno ka socday Ururrada Naafada iyo guddoonka Aqalka sare.
Cabdullaahi Macalin Axmed oo ku ...
Tuesday, July 24, 2018
-
Hotel Diyaarad Ah oo Laga Hirgaliyay Caasimadda Hargeysa Iyo Bandhig Faneed Lagu Qabto Habeenkii Xiliga Caweyska
Hotel Diyaarad Ah oo Laga Hirgaliyay Caasimadda Hargeysa Iyo Bandhig Faneed Lagu Qabto Habeenkii Xiliga Caweyska
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, July 24, 2018
-
Xoghayihii Hore ee Dawladda Hargeysa oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Doorashadda Golaha Deegaanka Hargeysa
"Markaan Arkay Musuqmaasuqa iyo Waddo Xummada Hargeysa Ayaan Isu Sharaxay Golaha Deegaanka"Xoghayihii Hore ee Dawladda Hargeysa oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Doorashadda Golaha Deegaanka Hargeysa
Isha Ku Hay Baliguba...
Tuesday, July 24, 2018
-
Muj Axmed Mire Oo Diidey Inuu La Kulmo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Sababta
Mujaahid Axmed Mire Maxamed oo Kamida Mujaahidiintii Waawaynayd ee Ururkii Dibu Xoraynta SNM Ayaa Isagu Iska Diidey Inuu La Kulmo Madaxweyne Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, July 24, 2018
-
Dagaal Markale Dib Uga Qarxay Beelaha Lagu Heshiisanayo Ceel Afwayna Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Wararkii U Dambeeyay.
deegaanka Ceeryaan oo dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Ceerigaabo sidoo kalana dhinaca bari kaga beegan tahay Ceel-afweyn ayaa waxaa ka qarxay dagaal u dhaxeeya laba beelood oo wada daga halkaasi.
Dagaalkan saaka sub...
Tuesday, July 24, 2018
-
Waa khasab in Itoobiya ay Qaadato Nidaamka Xisbiyada Badan” Raysal Wasaare Aby oo Rajo Wanaagsan Ka Muujiyay In Dalkiisu U Guuro Nidaamka Axsaabta
Ra’iisalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmad, ayaa sheegaya in Itoobiya ay khasab ku tahay in ay qaadato nidaamka xisbiyada badan si loo gaaro nabad waarta iyo horumar.
Abiy Axmad ayaa hadalkan jeediyay mar uu magaalada Addis Aba...
Monday, July 23, 2018
-
Dawada Cudurka Kaneecada oo Markii Ugu Horaysay Laga Ansixiyay Dalka Maraykanka Muddo 60 Sanno ah Ka Dib
Dawadan lagaga hortagayo cudurka duumada waa dawadi ugu horreysay oo mudda 60 sana lagu ansixiyo, iyada oo raja aad u wanaagsan ay ka muujiyeen hay'do ku sugan dalka Mareykanka.
Daawadan ayaa ah mid gabi ahaanba joojineyso ...
Monday, July 23, 2018
-
Ozil oo Go’aansaday Inaanu Mardambe U Ciyaarin Xulka Dalka Jarmalka + Sababta oo uu Sharaxay.
Mesut Ozil oo ah laacib khadka dhexe uga dheela kooxda Arsenal ayaa sheegay in uu go'aansaday in uusan mardambe u ciyaarin xulka qaranka ee dalka Jarmalka.
War qoraal ah oo uu soo saaray ciyaartoygan 29 jirka ah ayuu ku she...
Monday, July 23, 2018
-
Madaxwayne Biixi Muxuu Ka Yidhi Qabsoomida Doorashooyinka Is Xambaarka ah ee Dalka Ku Soo Wajahan
Madaxwayne Biixi Muxuu Ka Yidhi Qabsoomida Doorashooyinka Is Xambaarka ah ee Dalka Ku Soo Wajahan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, July 23, 2018
-
Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland oo soo saaray Go’aamo & Amaawiir Cusub+Ciday khusayso
Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland oo soo saaray Go’aamo & Amaawiir Cusub+Ciday khusayso
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, July 23, 2018
« Previous Page — Next Page »