BALIGUBADLE MEDIA
Oromada Itoobiya oo Sii Xoojisay Xasuuqii Ay Ku Haysay Dadka Somalida Ah + Tiro Kale oo Somali ah oo ay Qudha Ka Jareen
July 26, 2018 - Written by admin

Wali waxaa soconaya dagaallada iyo iska horimaad-yada u dhaxeeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida, waxaana saacadihii ugu danbeeyay lagu waramayaa in maleeshiyo ka tirsan Qowmiyada Oromada ay dileen Afar Ruux oo Soomaali ah.

90

Afartan ruux ayaa la sheegay in lagala degay gaari ay la socdeen oo ka soo anbabaxay degmada Nagleyle sida uu warbaahinta u sheegay Sheekh Cali Adan Baallo oo ay qaraabo dhaw yihiin dadka la dilay ee Soomaalida ah.

Waxaa uu intaa ku daray in ay sii daayeen Aabe iyo Labadiisa caruur ah oo sida uu hadalka u dhigay ay garan waayeen, iyaga oo sidoo kalana diiday in la aaso meydadka afarta ruux.
‘’Militar-ga ayaan ku war-galinay arintan, markii ay u tageen-na waa loo diiday in meydka lagu soo wareejiyo oo loo aaso’’ ayuu yiri Sheekh Aadan.
Dowladda Itoobiya iyo maamulka Oromada ayaa waxaa lagu eedeynayaa inay sheeda ka daawanayan dhibatooyinka iyo dilalka loo geysanayo Sooma

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS