BALIGUBADLE MEDIA
Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag U Weeraray Madaxweyne Muuse Biixi Kana Hadlay Kulankii Farmaajo
July 27, 2018 - Written by admin

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa khudbad xasaasi ah u jeediyay dadweynihii soo dhawaynayay, waxaanu si faah-faahsan uga hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo iyo shirkii ka dhacay Brussles

faysal

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS