BALIGUBADLE MEDIA
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo Ku Geeriyooday London
August 1, 2018 - Written by admin

Alleh ha u naxariistee waxaa magaalada London ee dalkaa Ingiriiska ku geeriyoodey Marxuum Xildhibaan Cabdiqaadir Askar Xassan oo ka mid ahaa mudayaasha golaha wakiillada Somaliland ee ka soo baxay gobalka Sool gaar ahaan deeganka Xudun.

askar

Marxuumka ayaa la sheegay inuu mudooyinkii ugu danbeeyey ku xanuusanaayey halkaasi oo uu saaka ku geeriyoday.
Inaallilaah Waa Inaa Ilahay Raajucuun Alleh Ha U Naxariisto Marxuumka

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS