-
Jabuuti Iyo Eritrea oo La Dhex Dhexaadinayo
Dhaqdhaqaaqyadda kala duwan ee siyaasadeed ee ka socda dalalka mandaqadda geeska afrika ayaa si xawliya u socda waxaana kaliya ka maqan dawladda jabuuti oo u muuqata mid go'doon siyaasadeed ka gashay mandaqadda tan iyo intii ay he...
Friday, September 7, 2018
-
Suldaan Cunne oo Ka Hadlay Xadhigiisa, Tacadiyadii Lagula Dhaqmi Jiray Iyo Sida uu U Arko Sii Dayntiisa
Suldaan Cunne oo Ka Hadlay Xadhigiisa, Tacadiyadii Lagula Dhaqmi Jiray Iyo Sida uu U Arko Sii Dayntiisa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, September 7, 2018
-
Garaadka Guud ee Beelaha Dhulbahante oo Ka Hadlay Dagaal Beelood Maalintii Shalay Ka Dhacay Gobolka Sool
Garaadka Guud ee Beelaha Dhulbahante oo Ka Hadlay Dagaal Beelood Maalintii Shalay Ka Dhacay Gobolka Sool
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, September 7, 2018
-
Muuse Biixi Oo Ka Muquurtay Ka Qayb Galka Xafladii Qalin Jebinta Jaamacada Burco + Mid ka Mida Gacanyaraashiisa oo Ka Dhex Muuqday
Jaamacadda Burco oo kamida jaamacadaha dalka ugu Tayada saraysa ahna jaamacadda gobolada bariga Somaliland oo Qalinjabinta ardaydeedu daba socotay Jaamacadaha Camuud iyo ta hargaisa oo Bishii dhawayd uun dhacay oo madaxwaynuhu ka ...
Friday, September 7, 2018
-
Daawo”Madaxwayne Cabdiraxmaan Tuur oo Sida Fiinta Uga Qaylinaya Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin oo Wakhtigaas Dagaal Adag Ku Hayay Xukuumadiisii
Daawo"Madaxwayne Cabdiraxmaan Tuur oo Sida Fiinta Uga Qaylinaya Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin oo Wakhtigaas Dagaal Adag Ku Hayay Xukuumadiisii
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, September 7, 2018
-
Muuse Biixi oo Cadaadis Kaga Yimi Reer Burco Dantu Ku Khasabtay Inuu War Murtiyeed Wanjal Iyo Been U Badan Soo Saaro Saq Badhkii Xalay
madaxwaynaha biixi oo xafladda qalin jabinta jaamacadda burco si badheedha uga joogay inuu ka qayb galo ayaa markii uu arkay inay reer burco fahmeen localnimadiisa wuxuu niskii dambe ee xalay soo saaray war murtiyeed uu ku sheegay...
Friday, September 7, 2018
-
Xukuumadda Muuse Biixi oo Markii Ugu Horaysay Ku Dhawaaqay Qorshe ay Ku Kala Dirayso Dhalinyaradda Somaliland Uguna Baaqday Inay Xamar U Shaqo Tagaan
Xukuumadda Muuse Biixi oo Markii Ugu Horaysay Ku Dhawaaqay Qorshe ay Ku Kala Dirayso Dhalinyaradda Somaliland Uguna Baaqday Inay Xamar U Shaqo Tagaan
https://youtu.be/8ThiPUmWJzg...
Thursday, September 6, 2018
-
Saylici oo Safarkii uu Xajka Ku Tagay Siyaasadeeyay Waji Kale oo Been iyo Dacaayad Burinaysa Acmaashiisii Xajkana U Yeelay
Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo sanadkan tagay xajkiisii u horeeyay ayaa durba u muuqda mid la dagaalamaya acmaashii uu kusoo sameeyay xajka kadib markii uu cibaadadiisii iyo acmaashiisii kadaba keenay warar been iyo dacaayad...
Thursday, September 6, 2018
-
Dagaal U Dhexeeya Laba Beleed oo Markale Dib Uga Qarxay Gobolka Sool + Wararkii U Dambeeyay.
Labo Qof ayaa ku dhintay dagaal la sheegay in uu hada ka socdo deegaanka Dan-dan oo Qiyaastii 40 km dhinaca koonfureed kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Wararka ayaa intaa ku daraya in ay Jiraan 5qof ...
Thursday, September 6, 2018
-
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Gaadhi Koox Dablay Ahi Afduubatay, Ciidanka oo Gacanta Ku Soo Dhigay + Khasaaraha Ka Dhashay
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Gaadhi Koox Dablay Ahi Afduubatay, Ciidanka oo Gacanta Ku Soo Dhigay + Khasaaraha Ka Dhashay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, September 6, 2018
« Previous Page — Next Page »