-
Guddiga Midowga Africa soo dhaweeyay wadahallada u bilaawday Jabuuti iyo Eritrea
Guddiga midowga Africa ee [AUC] ayaa soo dhaweeyay wadahadallada hor dhaca ah ee dhaxeeya dowladdaha Jabuuti iyo Eritrea oo ay gar-wadeenka ka yihiin dowladdaha Itoobiya iyo Soomaaliya.
Madaxada guddiga AUC Moussa Faki Maha...
Saturday, September 8, 2018
-
Khilaaf Daba Dheeraaday oo Mudooyinkii U Dambeeyay Ka Dhex Aloosan Masuuliyiinta Baanka Dhexe ee Somaliland
Khilaaf xoog leh oo caqabad ku noqday habsami u socodkii shaqada Baanka dhexe ee Somaliland ayaa la xaqiijiyey in uu maalmihii u dambeeyey ee toddobaadkii ina dhaafay soo kala dhex galay masuuliyiinta ugu sareeya Baanka dh...
Saturday, September 8, 2018
-
Maamul Goboleedyadda Soomaaliya Oo Xidhiidhka U Jaray Dawlada Federaalka Somaliya + Wararkii U Dambeeyay
Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa war murtiyeed kasoo saaray shirkoodii maalmihii u danbeeyay uga socday magaalada Kismaayo, ayagoo war murtiyeedkooda ku soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay uga cabanayaan dowladda d...
Saturday, September 8, 2018
-
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Markii U Horeysay Ka Hadlay Khilaafka U Dhaxeeya Guurtida iyo Wakiilada –
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Markii U Horeysay Ka Hadlay Khilaafka U Dhaxeeya Guurtida iyo Wakiilada -
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, September 8, 2018
-
Afhayeenkii Gudida Nabadaynta Ceel-Afwayn oo Ka Hadlay Dil ka Dhacay Deegaanka,Fariina Xukuumadda U Diray
Afhayeenkii Gudida Nabadaynta Ceel-Afwayn Oo Ka Hadlay Dil ka Dhacay Deegaanka,Fariina Xukuumadda U Diray
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, September 8, 2018
-
Golaha Guurtida Oo Guddi U Saaray Cabasho Laga Soo Gudbiyay Buuga UU Qoray Wasiir Guri Barwaaqo
Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtidda Siciid Jaamac Cali ayaa sheegay in haween weynaha ciida gale ay cabasho ugudbiyeen golaha guurtidda.
Siciid Jaamac Cali isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi "Waxaanu heynaa cabas...
Saturday, September 8, 2018
-
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Dalalka Somaliya, Ethiopia Iyo Eritrea oo Gaadhay Jabuuti + Kulamo Ay La Qaateen Madaxwaynaha Jabuuti
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Dalalka Somaliya, Ethiopia Iyo Eritrea oo Gaadhay Jabuuti + Kulamo Ay La Qaateen Madaxwaynaha Jabuuti
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, September 7, 2018
-
“Madaxtooyadii Dhalinyaro Ayaa Isku Dhex Haysata,Xukuumadanu Tahriibtii Ayay Dib U Furtay :Siyaasi Cabdilaahi Dahab
Siyaasi Cabdilaahi Dahab Oo ka mid ah siyaasiyiinta sare sare ee xisbiga mucaaradka ah ee waddani ayaa sheegay in madaxtooyadii looga ariminayay qaranka somaliland ay isku haystaan Dhalinyaro yaryar oo uu sheegay in dhexdooda ay k...
Friday, September 7, 2018
-
Mubaarik Taani oo Maxamed Cali Bille Ugu Awood Sheegtay Qasriga Madaxtooyadda + Muuse Biixi oo La Dhacsan.
Xoghayaha madaxwayne Muuse Biixi Mubaarig taani oo mudooyinkii u dambeeyay uu xifaltan adagi ka dhexeeyay agaasimaha madaxtooyadda maxamed cali bile ayaa habeenkii xalay ahaa xarunta qasriga madaxtooyadda somaliland ugu awood shee...
Friday, September 7, 2018
-
Raysal Wasaaraha Ethiopia oo Xadhiga Ka Jaray Safaaradii Itoobiya Ku Lahayd Asmara.
Dawladda Itoobiya ayaa dib u furatay safaaraddii ay ku lahaan jirtay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, taas oo ah tallaabadii u dambaysay ee ay dib ugu haggaajinayso xidhiidhkii labaatanka sano xumaa.
Munaasabba...
Friday, September 7, 2018
« Previous Page — Next Page »