-
Xukuumada Somaliland Oo Soo Bandhigtay Sumadaha Cusub Ee La Siinayo Baabuurta
Xukuumada somaliland ayaa soo bandhigtay sumadaha cusub ee loo sameeyey baabuurta.
Wasaarada gaadiidka iyo horu marinta jidadka ayaa si rasmi ah u baahisay noocyada ay yihiin sumadaha cusub ee loo isticmaalayo baabuurta.
...
Monday, September 10, 2018
-
“Xaaladdaha Uu Dalku Ku Jiro Sidan Laguma Eegan Karo,Talo La’aan Iyo Maamul Xumo Ayaa Jirta….Murashax Ku Xigeenka ucid –
"Xaaladdaha Uu Dalku Ku Jiro Sidan Laguma Eegan Karo,Talo La'aan Iyo Maamul Xumo Ayaa Jirta....Murashax Ku Xigeenka ucid -
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Monday, September 10, 2018
-
Ururka Canadian Somaliland Affairs Committee (CSAC) Oo Xafladii Labaad Ku Qabsaday Toronto. SAWIRO
...
Monday, September 10, 2018
-
Haweenka Ceerigaabo oo Difaacay Qadiyada Kornayl Caarre,Eedo Culcusuna ku Hurgufay Jananada Milateriga + Fariin ay U Direen Kornayl Biixi
Haweenka Ceerigaabo oo Difaacay Qadiyada Kornayl Caarre,Eedo Culcusuna ku Hurgufay Jananada Milateriga + Fariin ay U Direen Kornayl Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, September 9, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Wada Tashi Ah Iskugu Yeedhay Golaha Amniga Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi ah ugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada.
Shirkaas oo ka dhici doona magaalada Muqdisho 17ka ilaa 18ka Sebteembar, 2018 a...
Sunday, September 9, 2018
-
Guddoomiyaha UCID Oo Hargeysa Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Dhalinyarada Dulmi Diid ee Isbedelka Ka Dhaliyay DDSI
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Dhalinyarada Dulmi Diid ee isbedelka ka dhaliyeeyay Deegaanka Soomaalida.
Waftigan oo uu hogaaminayay Cabdirashiid Cali Shucaac oo k...
Sunday, September 9, 2018
-
Kornayl Caare oo Jabhadiisu U Muuqato Mid Xoogaystay, Ciidamadii Qaranka oo uu Midha Midhaystay Iyo Kornayl Biixi oo Tallo Ku Baahday
Kornayl Caare oo Jabhadiisu U Muuqato Mid Xoogaystay, Ciidamadii Qaranka oo uu Midha Midhaystay Iyo Kornayl Biixi oo Tallo Ku Baahday
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, September 9, 2018
-
Gudoomiye Cirro iyo Madaxda Sarsare ee Xisbiga Waddani oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Sool + Baaqa Ay Direen
Gudoomiye Cirro iyo Madaxda Sarsare ee Xisbiga Waddani oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Sool + Baaqa Ay Direen
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, September 9, 2018
-
Xasaasi:Maxaa ka hirgalay Balanqaadyadii Muse Bixi ku galay Ololahii Doorashada+Isbarbardhig 120-ka cisho ee Xukumadii Siialnyo & Tan Muse Biixi

Duur oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Qabyaaladda Ka Taagan Somaliland Iyo Isbedeladda Mandaqadda Geeska Afrika
Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay isbadalada ka socda Geeska Afrika.
Siyaasi Duur oo hadal ka jeedinayey xaflad ka dhacday magaalada Hargeysa ayaa sidoo...
Sunday, September 9, 2018
« Previous Page — Next Page »