BALIGUBADLE MEDIA
War Degdega: Wasiirka Maaliyadda oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqay Inuu Is Casilay
September 16, 2018 - Written by admin

Wasiirka Maaliyadda oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqay Inuu Is Casilay is casilaada wasiirka maaliyada ayaa ku soo beegmaysa kadib markii ay soo baxeen eedaymo ku saabsan waraaqo been abuur ah

breaking new

Wasiirka Maaliyadda oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqay Inuu Is Casilay is casilaada wasiirka maaliyada ayaa ku soo beegmaysa kadib markii ay soo baxeen eedaymo ku saabsan waraaqo been abuur ah

Wasiirka Maaliyadda Dalka Nigeria ayaa xilkii iska casishay kadib markii ay soo baxeen eedaymo ku saabsan waraaqo been abuur ah

kemu adeosun ayaa iska casishay eedaymo sheegaya inay adeegsatay shahaadooyin been abuur ah si ay ugu dheeraato ka qayb galka barnaamijka adeega dhalinyarrada qaranka
is casilaada ms adeosun ayaa timid bilo uun kadib markii warbaahinta maxaliga ahi ay soo bandhigtay suaalo fara badan oo ku ku saabsan in shahaahadeedu ay sax tahay

wasiirkii hore ee maaliyadda ayaa haysata laba dhalasho oo kala ah britian iyo nigeria  waxaanay ingiriiska ku noolayd tan iyo 34 jirkeedii

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS