BALIGUBADLE MEDIA
Amiirka Dalka Qadar oo Hadyado Cajiiba Gudoonsiiyay Madaxwayne Erdogan + Nooca Hadyadda Iyo Wuxuu Ugu Abaal Guday
September 15, 2018 - Written by admin

Amiirka dalka Qadar Tamim bin Hamad Al Thani ayaa abaalgud aad qaali u ah guddoonsiiyay madaxweynaha dalka Turkiga Erdogan kadib garab-istaaggii uu u muujiyay markii cunaqabateynta ay xulufada Sacuudigu kusoo rogeen dalka Qadar. Hadiyadan ayaa waxa ay noqotay diyaarad cusub oo Boeng 747-8i ah.

amiirka

taasoo ah noocii ugu dambeeyay ee raaxada ah waxaanay leedahay laba qol oo fadhi ah qol hurdo ah iyo qolalkii kale ee raaxadda

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS