|
wararka
-
Dawladda Jabuuti oo Lagu Amray Inaanay Ka Bixi Karin Heshiiskii ay Kula Jirtay Shirkadda DP World
Maxkamadda sare ee England & Wales ayaa soo saartay amar ay kaga joojinayso hay’adda marsooyinka ee Jabuuti inay ka baxdo heshiiskii kala dhexeeyey shirkadda DP World.
Waxaa kale oo ay maxkamaddu ka hor istaagtay hay’ad...
Thursday, September 6, 2018
-
Madaxwayne Biixi oo Hantida Dawladda ee La Dinwaangalinayo Ka Reebay Dhul Iyo Dhismayaal Dawladeed oo uu Haysto
madaxwaynaha somaliland kornayl muuse biixi ayaa noqday madaxwaynihii ugu horeeyay ee caaya caqliga umadda islamarkaana aflagaado baahsan kula kaca kadib markii uu dhawaan diiday in la diwaan galiyo dhul badan iyo dhismayaal fara ...
Thursday, September 6, 2018
-
Muuse Biixi oo La Lumay Kursigii Dalka Iyo Xaaladda oo Ka Sii Daraysa
Madaxwaynaha somaliland muuse biixi ayaa markii ugu horaysay la lulmay kursigii ugu sareeyay dalka kadib markii uu hadda ku fadhiyay muddo 10 bilood ah
muuse biixi ayaa u muuqda inaanu lahayn qorshe ka hooseeya inuu kursiga f...
Thursday, September 6, 2018
-
Nuxurka Heshiis Saddex Geesooda oo Xukuumadaha Asmara, Adisababa Iyo Muqdisho Kala Saxeexdeen Iyo Jabuuti oo La Galiyay Go’doon Siyaasadeed
Dalalka Soomaaliya Itoobiya iyo Eritrea ayaa heshiis ku kala sixiixday magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea.
"Heshiiskan ayaa ayaa dhigaya in Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ay yeeshaan iskaashi dhaqaale, amni, bulsho,...
Thursday, September 6, 2018
-
Dablay Hubaysan oo Hargaysa Ka Afduubtay Gaadhi Ay Leedahay Mid Kamid Ah Shirkadaha Gaarka Looleeyahay.
Gaadhi Waaraad ah oo ay Lahayd Shirkadda Ganacsiga ee OOMAAR Company (OMINCO) oo badeecad xamuul ah u qaadayay Magaalada Burco kana baxayay Magaalada Hargeysa ayaa xalay Fiidkii Abbaaro Salaaddii Maqrib kadib waxa koox dablay ah o...
Thursday, September 6, 2018
-
“Hadaanad Lahayn Caare Isku Reer Ayaad Tihiin,Caare Waa Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Qaran…Guddoomiye Ciro
"Hadaanad Lahayn Caare Isku Reer Ayaad Tihiin,Caare Waa Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Qaran...Guddoomiye Ciro
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, September 5, 2018
-
Dib u Milicso Dhalliilahii Dhinaca Saami Qeybsiga Kuraasta Xukuumadda ee Madaxweyne Biixi u Jeedin Jiray Marxuum Cigaal Iyo Xaqiiqda Maanta
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa mucaaradad adag soo bandhigi jiray wakhtiyaddii uu dalka Madaxweyne ka ahaa Alle ha u naxariiste Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ay aad iskaga soo horjeedeen dhinaca ...
Wednesday, September 5, 2018
-
“Mahayno Inoomana Muuqto Dadaal Uu Madaxwaynahu Ka Sameeyay isku Soo Dhawaynta Shacabka,Wuuna Aamusay “Xoghayaha Warfaafinta Ucid “
"Mahayno Inoomana Muuqto Dadaal Uu Madaxwaynahu Ka Sameeyay isku Soo Dhawaynta Shacabka,Wuuna Aamusay.....Xoghayaha Warfaafinta Ucid
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, September 5, 2018
-
Muuse Dalab oo Ganafka Ku Dhuftay Go’aankii Haamaha Shidaalka ee Xukuumaddu Kaga Wareehjinaysay Gacanta Ganacsatadda
Muuse Dalab oo Ganafka Ku Dhuftay Go'aankii Haamaha Shidaalka ee Xukuumaddu Kaga Wareehjinaysay Gacanta Ganacsatadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Wednesday, September 5, 2018
-
Farmaajo oo Todobaadkan Markale Booqanaya Asmara Iyo Quusta Jabuuti oo Cirka Isku Shareertay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika, isaga oo ka shaqaynaya heshiis u dhexeeya...
Wednesday, September 5, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|