-
Shirkadaha Gacanta ku haya Haamaha Kaydka Shidaalka oo Ganafka ku dhuftay Wareejinta Haamaha+shuruudo ay ku xidheen…
Shirkadaha Gacanta ku haya Haamaha Kaydka Shidaalka oo Ganafka ku dhuftay Wareejinta Haamaha+shuruudo ay ku xidheen…
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, September 5, 2018
-
Cabdiraxmaan Cirro oo Naqdiyay Go’aanka Madaxweyne Biixi Uu Ku Laalay Cashuur Dhaafkii Warshadaha Somaliland
Cabdiraxmaan Cirro oo Naqdiyay Go'aanka Madaxweyne Biixi Uu Ku Laalay Cashuur Dhaafkii Warshadaha Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, September 5, 2018
-
Xisiga Waddani oo Luuqad Adag Kula Hadlay Gudoomiye Ku Xigeenka Ucid Kana Jawaabay Hadalo Hore Uga Soo Yeedhay
Xisiga Waddani oo Luuqad Adag Kula Hadlay Gudoomiye Ku Xigeenka Ucid Kana Jawaabay Hadalo Hore Uga Soo Yeedhay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, September 3, 2018
-
Xildhibaan Buubaa oo Ganacsatdda Ugu Baaqay Inay Dhagaysato Cabashadda Ganacsatadda Warshadlayda ah ee Dalka
Waxa soo if baxaya khilaaf u dhaxeeya xukuumada iyo ganacsarada yaryar ee warshadlayda ah, kaas oo salka ku haya cashuur dhaaf loo samayn jiray ganacsatada oo madaxweyne Muuse Biixi Laalay.
Warshadlayda ayaa dhinacooda kaga jaw...
Monday, September 3, 2018
-
Jamaal Cali Xuseen oo Farta Ku Fiiqay Cadaalad Daradda Somaliland Ka Jirta, Taageerana U Muujiyay Jabhadda Caarre
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa ka hadlay cadaalo daro uu sheegay inay ka jirto somaliland.
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inuu kornaylka Jabhada samaysta...
Monday, September 3, 2018
-
Warshadlayda Somaliland oo Ka Hadlay Saamayn Ay Ku Yeelatay Wareegtadii Madaxtooyaddu + Qodobo Muhiima oo ay Muuse Xusuusiyeen.
Warshadlayda Somaliland oo Ka Hadlay Saamayn Ay Ku Yeelatay Wareegtadii Madaxtooyaddu + Qodobo Muhiima oo ay Muuse Xusuusiyeen.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, September 3, 2018
-
Warbaahinta Caalamka Qaadaa Dhigtay In Somaliland Wajahayso Dagaalka Qabow Ee Khaliijka Carabta
Wargeyska Caanka ah ee The Telegragh oo ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa shalay daabacay warbixin uu xoogga ku saarayo sida ay Somaliland ugu hirdamayaan Quwadaha cusub ee soo baxaya kuwaas oo kala ah xulufada Sucuudiga iyo Imaar...
Monday, September 3, 2018
-
Xukuumadda Muuse Biixi Saddex ayay ka matashaa Dawladdii dhacday ee Madaxweyne Cabdi Iley
Mujaahid Cabdi Muxumed Ismaaciil (Cabdi-DHUUX) ayaa waxa uu sheegay inay dawlada uu hoggaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi ay saddex ka metesho dawladii dhacday ee Cabdi ILEY,isla markaana waxa uu soo jeediyay talooyin wax ku oola.
...
Sunday, September 2, 2018
-
Qarax Xoogan oo Maanta Gilgilay Qaybo Kamida Muqdisho, Khasaaraha Ka Dhashay iyo Wararkii U Dambeeyay
Qarax Xoogan oo Maanta Gilgilay Qaybo Kamida Muqdisho, Khasaaraha Ka Dhashay iyo Wararkii U Dambeeyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, September 2, 2018
-
Wargeyska Indian Ocean Oo Sheegay In Mareykanku Madaxweyne Geelle Cadaadis Ku Saarayo In Uu Tallaabo Ka Qaado Ganacsade Maxamed Aw-Siciid Oo Eedo Culus Loo Haysto
“Wargeysku Wuxuu sheegay In Ay Halis Ku Jirto Shirkadda Ina Aw-Siciid Oo Ay Saami Ku Leeyihiin Marwada 1-aad Ee Jabuuti Iyo Marwada Madaxweynahii hore ee Somaliland Aamina-Weris.”.
Wargeyska The Indian Ocean, ayaa sheegay i...
Sunday, September 2, 2018
« Previous Page — Next Page »