-
Dawladda Sucuudiga Oo La Tacaalaysa Jirriqaa Madaw oo Ku Degay Masaajidka Xaramka Ee Maka
Maamulka Magaalada Barakaysan ee Makka Al Mukarama iyo Guddida Maamusha Masaajidka Barakaysan ee Xaramka ayaa bayaan wada jir ah oo ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in ay meel wanaagsan marinayaan dagaalkii ay kula jireen Xashar...
Thursday, January 10, 2019
-
Guddoomiyayaasha Guurtida Iyo Wakiilada Oo Ku Mashquulsan Qorshe Ay Xisbiyada Mucaaridka Ku Furfurayaan
Xukuumadda iyo Gudoomiyayaasha Goleyaasha Guurtida iyo Wakiiladda ayaa dadaal dheer ugu wada jira sidii ay Xisbiyadda Mucaaridka u kala jabin lahaayeen ee ay u ogolaysiin lahaayeen inay ka soo tanaasulaan Mawqifkii ay kala taagnaa...
Thursday, January 10, 2019
-
Maxamed Saalax Oo Ku Guulaystay Ciyaaryahanka Ugu Wanaagsan Afrika Sanadkii 2018
Ciyaaryahanka reer Masar ee u safta kooxda Liverpool ayaa ku guulaystay billadda xiddigga sannadka 2018 ee kubadda cagta Afrika ee uu bixiyo Xidhiidhka Kubadda Cagta Afrika, waana markii labaad ee uu ku guulaysto.
Salaax waa 26...
Thursday, January 10, 2019
-
Halkee Ayay Ku Dambaysay Isku Shaandhayntii La Filayay In Madaxwaynaha Somaliland Sameeyo ” War Bixin Cusub”
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayay inuu isku shaandhayn baaxad leh ku sameeyo xukuumadiisa si uu meesha uga saaro xubno kamida wasiiradiisa oo muddo gaadhaysa 8 sanno iyo dheeraad soo ahaa wasiiro ka kala ti...
Thursday, January 10, 2019
-
Ayaan Cashuur oo Beenisay Warkii Wasiir Guri Barwaaqo uu Ku Sheegay In Ingiriisku Somaliland U Soo Magacaabay Wakiil
wakiilka somaliland ee dalka ingiriiska ayaan cashuur ayaa si adag u beenisay warkii wasiirka warfaafinta somaliland cabiraxmaan guri barwaaqo ku sheegay in dawladda ingiriisku somaliland u soo magacawday wakiil
ayaan cashu...
Thursday, January 10, 2019
-
Xukuumada Somaliland oo Wax Ka Badal Iyo Kordhin Ku Samaysay Qiimaha Iyo Cashuurta Shiidaalka
Xukuumada Somaliland oo Wax Ka Badal Iyo Kordhin Ku Samaysay Qiimaha Iyo Cashuurta Shiidaalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, January 10, 2019
-
Wararkii Ugu Dambeeyay Iyo Sababaha Loo Aanaynayo Inay Hakiyeen Isticmaalka Baasaaboorka Soomaliga ah
Dadweynaha Soomaaliyeed ee Qaadanaya Boosaboorka Soomaaliga ah ayaa waxaa wali heysta xayiraad dhinaca helidda Baasaboorka ah.
Dadweynaha horay u dalbaday Baasaboorka ayaa muddo laba bilood ku dhow waxaa ay la’yihiin Baasaboo...
Thursday, January 10, 2019
-
War Degdega: Madaxwayne Biixi oo Qoraal Rasmiya U Gudbiyay Golaha Guurtida Somaliland + Muxuu Ku Daaranyahay
Madaxwayne Biixi oo Qoraal Rasmiya U Gudbiyay Golaha Guurtida Somaliland + Muxuu Ku Daaranyahay
Qoraalka Rasmiga ah ee Madaxwaynuhu U Gudbiyay Golaha Guurtida Halkan Hoose Ka Akhriso
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, January 10, 2019
-
Qunsulka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacowday Somaliland Oo Soo Gaadhay Hargeysa
Waxa shalay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland soo gaadhay qunsulka cusub ee ay dawladda Itoobiya u soo magacowday Somaliland danjire Shamsudiin Axmed Rooble.
Ma jiro wax war ah oo ay Wasaaradda arrimaha dibadda Somali...
Thursday, January 10, 2019
-
Trump Oo Si Cadho Leh Uga Baxay Shir Uu Lalahaa Xisbiga Dimuquraadiga
Madaxweyne Donald Trump ayaa isaga baxay kulan uu lalahaa hoggaamiyeyaasha xisbiga dimuquraadiga ah ayadoo ay burbureen wada xaajoodyadii ku aaddanaa laamaha xukuumadda Maraykanka ee xiran maalintii 19aad.
Madaxweynaha ayaa isa...
Thursday, January 10, 2019
« Previous Page — Next Page »