Madaxwayne Biixi oo La Filayo Inuu Kala Diro Golayaasha Deegaanka
Warar aan la xaqiijin oo isa soo taraya ayaa sheegaya suurtogalnimada in Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, uu kala diro goleyaasha deegaanka ee dalka, oo ay doorashadoodu markii labaad dib u dhacday.
Wararkan suuqa soo ga...