-
Xisbiga Waddani oo Mawqif Adag Iska Taagay Go’aankii Wada Jirka ahaa ee Ay Soo Saareen Xisbiyadda Ucid Iyo Kulmiye
xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay heshiis ku saabsan qabsoomida doorashada goleyaasha deegaanada iyo wakiilada oo ay wada gaadheen xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid.
Siyaasi Cali Cantar oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa ...
Friday, January 11, 2019
-
Ugaaska Guud ee Beelaha Arab oo Ka Digay Khataro Waawayn oo Somaliland Ku Wajahantahay
Ugaas Axmed Maxamed Siciid(Cali Mahdi) oo ka mid ah madax dhaqameedka somaliland ayaa ka digay khataro uu sheegay inay dalka ku soo fool leeyihiin.
Ugaas Axmed Maxamed Siciid oo qoraal rasmiya oo uu soo saaray xarunta Baligubad...
Friday, January 11, 2019
-
Xisbiyadda Kulmiye Iyo Ucid oo Si Wada Jira Heshiis Rasmiya oo Ay Gaadheen Ugu Dhawaaqay
Xisbiyada UCID iyo Kulmiye ayaa waxaa ay iminka soo saareen war saxadeed wada jir ah oo ay heshiis kaga gaadheen arimaha doorashooyinka iyaga oo sheegay in ay diyaar u yahiin doorasho ay labadooda xisbi galaan , isla markaana ...
Friday, January 11, 2019
-
Raysal-wasaaraha Soomaaliya oo Magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Ilaalinta Hantida Qaranka
Raysal-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Ilaalinta Hantida Qaranka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 11, 2019
-
Trump oo Wax Ka Bedel Ku Sameeyay Weerarradii Mareykanka ee Soomaaliya
Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa tan iyo markii uu xafiiska la wareegay xoojiyay weerarrada xagga cirka ah ee ay Mareykanka ka fuliyaan dalka Soomaaliya, waxaana la filayaa in sannadkan 2019-ka ay sare u sii kacaan.
La tal...
Friday, January 11, 2019
-
Agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran oo Ka Waramay Natiijadda Shaacinta Guulaystayaashii Barnaamijkaas
Agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran oo Ka Waramay Natiijadda Shaacinta Guulaystayaashii Barnaamijkaas
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 11, 2019
-
Wargeys The Independent oo Fasiray Sababta Wasiirka Difaaca ee Ingiriisku U Baajiyay La Kulanka Madaxwayne Farmaajo
Wargeyska caanka ah ee The Independent oo ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa daboolka ka qaaday in eryiddii Soomaaliya ee wakiilka Qaramada Midoobay Nicholas Haysom sabab u ahayd in wasiirka difaaca Ingiriiska Gavin Williamson oo g...
Friday, January 11, 2019
-
Kulankii Dhex Maray Xisbiga Waddani Iyo Guddidii Dhex-dhexaadinta Axsaabta oo Natiijo La’aan Ku Soo Idlaaday
Odayaashii is-xilqaamay ee muddoba dhexdhexaadinta ka dhex waday isu soo jiididda xisbiyada qaranka Somaliland ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI si ay qabsoomidda doorashada xal uga gaadhaan ayaa waxa soo food saaray culays weyn oo hak...
Friday, January 11, 2019
-
Xisbiga Waddani oo Eedaymo U Jeediyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Iyo Duqa Caasimadda
Xisbiga Waddani oo Eedaymo U Jeediyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Iyo Duqa Caasimadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 11, 2019
-
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Ka Warbixiyay Dhaawac Kasoo Gaadhay Rasaas Lagu Furay
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Ka Warbixiyay Dhaawac Kasoo Gaadhay Rasaas Lagu Furay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Friday, January 11, 2019
« Previous Page — Next Page »