Madaxwayne Farmaajo oo Meel Fagaare ah Kaga Jeesjeesay Xildhibaanadii Mooshinka Ka Keenay
January 15, 2019 - Written by admin
Madaxweynaha dalka Somaliya Md Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd isaga oo ka hadlaayey munaasibad waxaa uu weedho siyaasadeed iyo jeesjeesa ku hurgufay xildhibaanadii dhawaan ka keenay mooshinkii xilka lagaga tuuri gaadhay ee markii dambe dhicisoobay.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS