-
Aragtida Beesha Caalamka Ee Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Safiiro Loo Xilsaaray Isku Soo Dhawaynta Saddexda Xisbi.
Warar diblomaasiyadeed oo uu wargeyska Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay inay dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka diqmuraadiyadeed ee Somaliland ay indhaha ku hayaan khilaafaadka u dhexeeya xisbiyada siyaasadda ee ku sa...
Tuesday, January 15, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo La Filayo Inuu Kala Diro Golayaasha Deegaanka
Warar aan la xaqiijin oo isa soo taraya ayaa sheegaya suurtogalnimada in Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, uu kala diro goleyaasha deegaanka ee dalka, oo ay doorashadoodu markii labaad dib u dhacday.
Wararkan suuqa soo ga...
Tuesday, January 15, 2019
-
Ruushka Oo Ingiriiska Uga Digay Inuu Saldhigyo Ka Samaysto Wadamadii Uu Saldhigyada Ku Lahaa, Kuna Tilmaamay Gardaro Cad
Xukuumadda Waddanka Ruushka ayaa walaac weyn ka muujisay wax ay ugu yeedhay is ballaadhinta Millatari ee dawladda Ingiriisku saldhigyo cusub kaga dhisanayso meelo kala duwan oo adduunka ah, waxaanu digniin ugu diray in uu ka joogs...
Monday, January 14, 2019
-
Milicsiga Qaabkii Xisbiga KULMIYE Maro-Ku- Dhegga Ugu Ahaa Murankii Dorashooyinka 2010…
Bishii Ogosto ee sannadkii 2009-kii ayuu bilaabay khilaafkii doorashadu inu dhacdo. Wakhtigani wuxuu ahaa dhammaadkii muddo kordhintii xukuumaddii Daahir Riyaale. Khilaakani wuxuu dhashay markii ay guddiga doorashooyinku ku dhaw...
Monday, January 14, 2019
-
Cibaadada Ilaahay Waxay Kuu Fududeeysaa Danahaaga Aduunyo “Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil”
Cibaadada Ilaahay Waxay Kuu Fududeeysaa Danahaaga Aduunyo "Sh Mustafe Ismaaciil Xaaji Ismaaciil"
...
Monday, January 14, 2019
-
Ramaax oo Eedaymo Culus U Jeediyay Gudoomiye Ku Xigeenkii Xilka Laga Qaaday ee Buuni
Ramaax oo Eedaymo Culus U Jeediyay Gudoomiye Ku Xigeenkii Xilka Laga Qaaday ee Buuni
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, January 14, 2019
-
Garyaqaano Ka Hadlay Xadhiga Sharci Darradda ah ee Xukuumaddu ay Kula Kacdo Dadwaynaha
Garyaqaano Ka Hadlay Xadhiga Sharci Darradda ah ee Xukuumaddu ay Kula Kacdo Dadwaynaha
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, January 14, 2019
-
Maxaa Kasoo Baxay Kulan Qarsoodiya oo Dhex Maray Madaxwayne Biixi Iyo Guddida Doorashooyinka ?
Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa kulan qarsoodiya la qaatay guddida doorashooyinka qaranka somaliland kuwaas oo uu faray fariimo kala gadisan oo ku aadan sidii ay isku difaaci lahaayeen islamarkaana ay dabadda u gali...
Monday, January 14, 2019
-
Wasiiradda Xukuumadda Madaxwayne Biixi Iyo Shacabka Somaliland oo Khaati Kala Taagan
wasiiradda xukuumadda madaxwayne biixi ayaa noqonaya wasiiradii ugu tayadda liitay abid ee somaliland soo mara kuwaas oo ay khaati kala taaganyihiin shacabka somaliland wasiiradan iyo shacabka ayaa ilaa hadda isla jaanqaadi la' ta...
Monday, January 14, 2019
-
Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Hadalo Deelqaafa oo Kasoo Yeedhay Wasiirka Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshadda
Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Hadalo Deelqaafa oo Kasoo Yeedhay Wasiirka Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, January 14, 2019
« Previous Page — Next Page »