Maxaa Kasoo Baxay Kulan Qarsoodiya oo Dhex Maray Madaxwayne Biixi Iyo Guddida Doorashooyinka ?
January 14, 2019 - Written by admin
Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa kulan qarsoodiya la qaatay guddida doorashooyinka qaranka somaliland kuwaas oo uu faray fariimo kala gadisan oo ku aadan sidii ay isku difaaci lahaayeen islamarkaana ay dabadda u galin lahaayeen reerahooda si ay difaac uga helaan reerahooda islamarkaana warbaahinta ay uga difaacaan

mashruucan oo loo yaqaan waji ku macaashka ayay xubno katirsan komishanka doorashooyinku dabadda ka riixayaan iyadoo mid waliba reerkooda dabadda galiyay waxaana usbuuca soo socda la filayaa shirar jaraa’id oo lagu difaaco komishanka doorashooyinka iyadoo xubin kasta beeshoodu difaaci doonto
madaxwayne biixi ayaa u muuqda inuu galka seefta ka saaray iskamarkaana uu wado qorshayaashii uu iskaga horkeeni jiray beelaha xilli uu maanta yahay madaxwaynaha somaliland
Software
Baligubadlemedia.com
Hargeya/Office
Like this:
Like Loading...
COMMENTS