-
Maamulka Puntland Oo Garoowe U Diiday Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dawlada Soomaaliya
Dowladda Puntland ayaa ku wargelisay xubno ka socday xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Garoowe ku soo wajahnaa in aysan ka soo duuli karin garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ay mudda saacado ah ku xayiran yihiin.
Dadaallo a...
Sunday, January 6, 2019
-
Guddida Beelaha Gerxajis oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay Inuu Ku Fashilmay Hogaaminta Dalka
Guddida Beelaha Gerxajis oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay Inuu Ku Fashilmay Hogaaminta Dalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 6, 2019
-
Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland oo Ka Hadlay sida uu U Wajahayo Dawladda Federaalka
Madaxwaynaha Somaliland oo Ka Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland,Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) oo shalay ay xildhibaannadu doorteen ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan dowladda federaalka iyo wadashaqeyn uu la yeesho ha...
Saturday, January 5, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Todobaadkan Kulan Jilbaha La Isku Laabto U Fidiyay Madax-dhaqameedka Beelaha Gerxajis
Madaxwaynaha somaliland ayaa todobaadkan la qorsheeyay inuu kulan balaadhan la qaato madax-dhaqameedka beelaha gerxajis kuwaas oo uu kala hadalyo qodobo door ah oo ay kamidyihiin sidii ay beeshu xukuumadiisa ula shaqayn lahayd
...
Saturday, January 5, 2019
-
Beelaha Gerxajis oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxwayne Biixi + Maxay Tabanayaan ee ay Ku Aadan Tahay Fariintoodu
Beelaha Gerxajis oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxwayne Biixi + Maxay Tabanayaan ee ay Ku Aadan Tahay Fariintoodu
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 5, 2019
-
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda oo Si Rasmiya Ula Wareegay Xilkii
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Maxamed Cabdi Gurxan ayaa Si Rasmiya Maanta Ula Wareegay Xilkii madaxwaynaha Somaliland Todobaadkii Hore U Magacaabay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 5, 2019
-
Ciidanka Booliska oo Ka Hadlay Hawlaglo Dhinaca Amaanka ah oo Ay Sameeyeen Maalmihii U Dambeeyay
Ciidanka Booliska oo Ka Hadlay Hawlaglo Dhinaca Amaanka ah oo Ay Sameeyeen Maalmihii U Dambeeyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 5, 2019
-
Wasiirka Hore ee Biyaha Baashe Cali Jaamac oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Siyaasi Baashe Cali Jaamac, oo ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga mucaaradka ee Waddani, Xukuumaddii horena ka soo qabtay xil Wasiirnimo, ayaa wax aad loola yaabo ku tilmaamay in Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Muuse Biixi inay yidhaahd...
Saturday, January 5, 2019
-
Trump oo Ku Dhawaaqay Hanjabaadii Ugu Cuslayd Abid
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu ku dhawaaqi doono xaalad qaran oo deg deg ah, si uu u billaabo dhismaha darbiga xadka Mareykanka iyo Mexico, isagoo aan ansixin ka helin aqalka wakiillada ee Koongareesk...
Saturday, January 5, 2019
-
Xukuumadda Somaliland oo Joojisay Dhisme Laga Dhisayo Duleedka Madaarka Cigaal Oo Ay Xukuumadii Hore Bixisay
Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay dhismaha hoteel ka socda xayndaabka madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa.
Madaxweynihii hore Axmed-Siilaanyo, ayaa hore u bixiyay dhulkan oo siiyay muwaadin reer Somaliland ah oo hadda dhism...
Saturday, January 5, 2019
« Previous Page — Next Page »