Manchester City oo U Awood Sheegatay Liverpool
Kooxda Manchester City ayaa dhanka dhibcaha kusoo dhawaatay kooxda hogaanka u haysa horyaalka Ingiriiska ee Liverpool, ka dib markii ay 2-1 uga badisay, sidaana ay ku gaarsiisay guuldarradii ugu horreysay ee Premier League-ga xill...
Ilhaan Cumar oo Loo Dhaariyay Xubin-nimada Congress –ka Mareykanka
Ilhaan Cumar ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey in ay ka mid noqoto mudanayaasha xisbiga demoqraadiga ee Aqalka Wakiilada labada sano ee soo socota, markaasoo ay dib u tartami doonto.
Ilhaan waxa ay ka mid noqoneysaa Koongare...