BALIGUBADLE MEDIA
Xirsi oo Ka Hadlay Khiilaafka Axsaabta Iyo Halka uu Ka Taaganyahay Xisbiga Waddani
January 13, 2019 - Written by admin

Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo maanta warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga Hadley mawqifka xisbiga Waddani ee doorashooyinka iyo Kominshanka doorashooyinka .

xirsi cali

Hogaamiye Xirsi ayaa sheegay in xisbiga Waddani aanu marnaba aqbali doonin in Kominshankan doorashooyinku uu doorasho danbe u qabto isla markaana aaney jirin cid ku qasbi karta xisbigooda arigti kale

Sidoo kale Hogaamiye Xirsi ayaa cadeeyey in aaney suurto gal aheyn in dalka ay ka dhacdo doorasho laba xisbi oo kali ah

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS