Xisbiyadda Muncaaradka Somaliland oo Hadda Gudaha U Galay Xarunta Baarlamanka Somaliland
January 16, 2019 - Written by admin
Labada xisbi mucaarid ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa galey xarunta baarlamaanka Somaliland taas oo ay wararku sheegayaan in ay u yeedheen gudidii loo xilsaaarey inay soo naaqishaan muda kordhinta loo sameynayo golaha wakiiladda.

Xisbiga Waddani waxa waftiga hogaaminaya gudoomiye xigeenka xisbiga gudoomiyaha ku meel gaadhka ah Cabdilqaadi Jirde, hogaamiyaha xisbiga WADDANI iyo xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid
Xisbiga UCID waxaa hogaaminaya gudomiye ku xigeenka 2 aad xisbiga UCID Md Cabdi-rashiid Xasan Basbaas iyo Xog-hayaha guud ee xisbiga iyo sidoo kale saraakiil ka tirsan xisbiga UCID
Wixii Waree Ka Soo Kordha Kala Soco Baligubadlemedia
Software
Baligubadlemedia
Hargeysa/Office
Like this:
Like Loading...
COMMENTS