Trump oo Wax Ka Bedel Ku Sameeyay Weerarradii Mareykanka ee Soomaaliya
Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa tan iyo markii uu xafiiska la wareegay xoojiyay weerarrada xagga cirka ah ee ay Mareykanka ka fuliyaan dalka Soomaaliya, waxaana la filayaa in sannadkan 2019-ka ay sare u sii kacaan.
La tal...