|
wararka
-
War Degdega: Xubno Sarre oo Ka Tirsan Guddida Doorashooyinka Qaranka oo Xilkii Laga Qaaday
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa xilka qaadis iyo xubinnimada in ay ka saaraan isugu daray Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga uu lahaa.
War ay so saareen Guddiga waxaa ay ku sheegeyn in ay soo soctay muddo ...
Saturday, January 12, 2019
-
Dawladda Canada oo Magangalyo Siisay Haweenay Sucuudiyad ah oo Ka Baxday Diinta Islaamka.
Haweeney Sucuudiga u dhalatay oo qoyskeeda isaga soo carartay kuna xayirantay gagida diyaaradaha ee Bangkok ayaa haatan waxa ay u duulaysaa dalka Canada si ay magangalyo halkaas u waydiisato, waxaa sidaasi sheegay saraakiisha Thai...
Saturday, January 12, 2019
-
Shir Gudoonka Golaha Guurtida Somaliland oo Shaaciyay Dibu Dhac Ku Yimi Kalfadhigii Saaka Loo Balansanaa.
Fadhi ay saaka iskugu yimaadeen golaha Guurtida Somaliland oo lagaga Hadli lahaa waraaq uu madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u soo diray golaha oo nuxurkeedu ahaa inaanay ku qabsoomayn doorashadu wakhtigii hore loogu cayim...
Saturday, January 12, 2019
-
“Madaxweyne Xaqsoor Iyo Cadaalad Baa Lagaaga Baahan Yahay”
Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay xalaada Siyaasadeed ee uu dalku marayo iyo khilaafka Xisbiyada.
Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo wareysi gaar ah siiyey...
Saturday, January 12, 2019
-
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Beeniyay Warar Hore Uga Soo Baxay Masuuliyiin Xukuumadda Somaliland Ka Tirsan
wasiirka arrimaha dibadda somaliland yaasiin xaaji maxamuud xiir faratoon ayaa beeniyay warar hore uga soo baxay wasiirka warfaafinta somaliland cabdiraxmaan guri barwaaqo iyo wakiilka somaliland ee adis-ababa
wasiirka warf...
Saturday, January 12, 2019
-
Dawladda Turkiga oo Faahfaahin Dheeraada Ka Bixisay Qodobadii ay Kawada Hadleen Madaxwaynaha Somaliland
Dawladda Turkiga ayaa sheegtay inay wada hadal midho dhalay ka yeesheen Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, doorka Turkiga ee wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.
Safiirka Turkiga ee Soomaaliya danjire Mehmet Yilmaz, oo d...
Saturday, January 12, 2019
-
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo Digniin Culus U Diray Qaar Kamida Dugsiyadda Dalka
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo Digniin Culus U Diray Qaar Kamida Dugsiyadda Dalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 11, 2019
-
Turkiga Muxuu Ka Yidhi Qorshe Saddex Geesood ah oo ay La Damacsanyihiin Dalalka Israel, Sucuudiga Iyo Imaaraadku ?
Dalalka Sacuudiga, Imaraaadka iyo Israel ayaa yeeshay kulan qarsoodi ah oo looga hadlay sidii dowladda Bashar al-Assad dib loogu soo celin lahaa xubinamdeeda Jaamacadda Carabta, si loo wiiqo saameynta Turkiga ee gobolka.
Saraak...
Friday, January 11, 2019
-
Xukuumadda Muuse Biixi oo Xaqiijisay In Ingiriisku Somaliland Ka Doonayo Saldhig Milatari
Wakaallada Wararka Anadolu Agency ee dalka Turkiga, ayaa qortay warbixin ay kaga hadashay dedaalka aqoonsi raadinta Somaliland iyo martigelinta saldhigyo Millatari oo ay dalal caalamka ku yaallaa doonayaan inay ka samaystaan Som...
Friday, January 11, 2019
-
Xisbiga Waddani oo Mawqif Adag Iska Taagay Go’aankii Wada Jirka ahaa ee Ay Soo Saareen Xisbiyadda Ucid Iyo Kulmiye
xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay heshiis ku saabsan qabsoomida doorashada goleyaasha deegaanada iyo wakiilada oo ay wada gaadheen xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid.
Siyaasi Cali Cantar oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa ...
Friday, January 11, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|