-
Xildhibaan Abu-Bakar oo Farta Ku Fiiqay In Xisbiga Kulmiye Doorasho Aanu Diyaar U Ahayn Iyo Arrimo Kale
Xildhibaan Abuukar oo Farta Ku Fiiqay In Xisbiga Kulmiye Doorasho Aanu Diyaar U Ahayn Iyo Arrimo Kale
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, January 14, 2019
-
Trump oo U Hanjabay Turkiga
Madaxweynaha mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay inuu burburin doono dhaqaalaha Turkiga waa haddii Turkiga uu weerar ku qaado xoggaga Kurdiyiinta ee ka dagaallama dalka Suuriya kaddib markii Mareykanka uu bilaabay qorshe uu c...
Monday, January 14, 2019
-
Madaxweynaha Puntland oo joojiyay Cashuur Dhaafkii loo Samayn Jiray Haayadaha Dawladda Iyo Kuwa Caalamiga ah
adaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray digreeto lagu joojinayo cashuur dhaafkii iyo cashuur dhimistii loo samayn jiray hay'adaha dawladda , kuwa caalamiga ah iyo hay'adaha gaarka loo leeyahay.
Wasaaradda ...
Sunday, January 13, 2019
-
Wasiirka Maaliyadda Somaliya oo Daah furay Isticmaalka Miisaaniyada Dawladda ee Sanadka 2019-ka
Isticmaalka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2019 ayaa maanta si rasmi ah u furmay ka dib munaasabada ballaaran oo ka dhacday magaalada Muqdisho,taasi oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan .
...
Sunday, January 13, 2019
-
Muranka Ka Taagan Dhalashada Fanaanada Nimco Yaasin oo Sii Xoogaystay.
Muranka Ka Taagan Dhalashada Fanaanada Nimco Yaasin oo Sii Xoogaystay iyo Qoyskoodii Ay La Dhalatay oo Baaq U Diray.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 13, 2019
-
Xirsi oo Ka Hadlay Khiilaafka Axsaabta Iyo Halka uu Ka Taaganyahay Xisbiga Waddani
Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo maanta warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga Hadley mawqifka xisbiga Waddani ee doorashooyinka iyo Kominshanka doorashooyinka .
...
Sunday, January 13, 2019
-
Dawladda Maraykanka oo Hindistay Dagaal Ay Ku Qaado Dalka Iiraan
Wargayska muxaafidka ah ee Wall Street Journal ee kasoo baxa dalkan Maraykanka ayaa sheegay in sannadkii hore Golaha Amniga Qaranka Maraykanka ee Aqalka Cad oo uu hoggaaminayo La-taliyaha Amniga Qaranka John Bolton uu Wasaaradda G...
Sunday, January 13, 2019
-
Gudoomiye Ku Xigeenkii Xisbiga Ucid Buuni oo Shaaciyay Iscasilaad Xilli Xisbigiisu Sheegay Xilka Qaadis Lagu Sameeyay
Gudoomiye Ku Xigeenkii Xisbiga Ucid Buuni oo Shaaciyay Iscasilaad Xilli Xisbigiisu Sheegay Xilka Qaadis Lagu Sameeyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 13, 2019
-
Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Qodobada Ay U Cuskadeen Xilka Qaadista Guddoomiye Buuni
Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Qodobada Ay U Cuskadeen Xilka Qaadista Guddoomiye Buuni .
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 13, 2019
-
AFayeenka Ciidamada Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Xadhiga Cabdi Xakiin Gaaxnuug Iyo Abwaan Lagu Magacaabo Cabdiraxmaan Abees
AFayeenka Ciidamada Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Xadhiga Cabdi Xakiin Gaaxnuug Iyo Abwaan Lagu Magacaabo Cabdiraxmaan Abees
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 13, 2019
« Previous Page — Next Page »