“Ma Jirin Jin Ka Soo Qayb Galay Dacwadda,” Wariye Cali Xarare Oo Ka Waramaya Arin Mucjisa Ah Oo Ka Dhaxday Jigjiga.
January 17, 2019 - Written by admin
Wariye Cali Xaraare Oo tafaasiil ka bixinaya sida ay u dhacday in nin muddo u xidhna in uu jiidhay gabadh jin ah laakiin, ilaa hadda aanu jinkii soo dacwoon ama aan la arag cid kale oo xaqiijisa wixii ninkaasi jiidhay jin iyo insi wuxuu ahaa