Golaha Guurtida oo Kulan La Qaatay Guddida Doorashooyinka Somaliland
January 17, 2019 - Written by admin
Guddida golaha guurtida somaliland u qaabilsan muddo kordhinta ayaa saaka aroortii hore kulan albaabaddu u xidhanyihiin la yeeshay guddida doorashooyinka somaliland kuwaas oo ay kala hadleen arrimo doora oo aan la shaacin.

kulankan oo warbaahintu dibadda ka ahayd ayaan la garanayn waxyaabaha lagaga wada hadlay waxaase ay u badantahay in guurtida iyo guddidu kawada hadleen arrimo khuseeya muddo kordhinta loo samaynayo golaha wakiiladda
komishanka doorashooyinka somaliland ayaa ah kuwo lagu muransanyahay islamarkaana ay si adag garsoorkooda uga biyo diidanyihiin xisbiga waddnani oo kamida axsaabta muncaaradka somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS