-
Maxay tahay Sababta Loo Dilo dDarawalada Bajaajka ee Muqdisho?
Askar la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya oo joogay bar-koontarool oo ku taalla isgoyska degamada Howl-Wadag ayaa dil u geystay labo wiil oo mid ka mid ah uu ahaa darwal bajaaj halka kan kalena uu ahaa q...
Saturday, April 13, 2019
-
Hogaamiyihii afgambigii Suudaan Cawad Ibnu Cowf oo iscasilay
Madaxa golaha milateriga ee Suudan ayaa xilka banneeyay maalin un kaddib markii uu hogaamiyay afgambi xilka loogaga tuuray madaxweynihii mudada dheer dalkaas maamuli jiray ee Cumar Xasan al-Bashiir.
Wasiirka Gaashaandhigga Ca...
Saturday, April 13, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Dad Shacab ah Dhulkoodii Xoog Iyo Awood Dawladeed Kaga Qaaday
Madaxwayne Biixi oo Dad Shacab ah Dhulkoodii Xoog Iyo Awood Dawladeed Kaga Qaaday
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, April 13, 2019
-
Waa Kuma Ninka Khiyaanay Madaxweyne Al-Bashiir ee Afgambiga Ka Dambeeyey?
Dadweynaha Sudan ayaa maqlay hadal ay wakhti dheer sugayeen kadib markii Cawad Maxamed Axmed Bin Cawf ka dhawaajiyay in gabi ahaanba xukunkii laga qaaday Cumar Xasan Al-Bshiir, sidoo kalana wuxuu sheegay iney ku xireen goob an dhi...
Friday, April 12, 2019
-
Shirkada Dahabshiil oo Shaacisay Inay Dhawaan Hargeysa Ka Furi Doonaan Macdar Keeni Doona Gaadiid Casriya
Shirkada Dahabshiil oo Shaacisay Inay Dhawaan Hargeysa Ka Furi Doonaan Macdar Keeni Doona Gaadiid Casriya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, April 12, 2019
-
Milatariga La Wareegay Awooda Dalka Suudaan oo Bayaamiyay Maxkamadda Lala Tiigsanayo Madaxwayne Al-Bashiir
Shir jaraa’id ay qabteen militariga Suudaan ayaa waxay kaga hadleen xaalidihii ugu dambeeyay ee xaaladda dalkaasi xilli militariga ay la waregeen xukunka.
Madaxa guddiga siyaaasadda ee militariga Suudaan, Janaraal Cumar Z...
Friday, April 12, 2019
-
Shacabka Suudaan Oo Wali Ka Mudaharaadaya Xukunka Milatariga Ee Markale Qabsaday
Kumannaan qof oo dibadbaxayaal ah ayaa wacad ku maray in ay sii joogi doonaan waddooyinka caasimadda dalka Suudan ee Khartoum, waxa ayna ku gacan seyreen bandow uu soo rogay golaha cusub ee milatariga ee shalay xukunka dalkaasi la...
Friday, April 12, 2019
-
Halkee Ayuu Ku Biyo Shubtay Khilaafkii Cakirnaa ee Ganacsadde Axmed Cismaan Iyo Madaxwayne Geele
Halkee Ayuu Ku Biyo Shubtay Khilaafkii Cakirnaa ee Ganacsadde Axmed Cismaan Iyo Madaxwayne Geele
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, April 12, 2019
-
Faahfaahinta Kulan Xoghayaha Arimaha Dibada Xisbiga Waddani La Yeeshay Wasaarada Arimaha Dibada Ingiriiska
Xoghayaha Arimaha Debadda Xisbiga WADDANI Marwo Faadumo Siciid Ibraahim oo uu weheliyo guddoomiyaha xisbiga
ee Dalka Ingiriiska Maxamed Cali ayaa kulan la qaatay wasaaradda arrimaha debadda ee Ingiriiska.
Marwo Faadumo a...
Friday, April 12, 2019
-
Somaliland Oo Ka Hadashay Saamaynta Ka Soo Gaadhaysa Dagaalada Ka Socda Dalka Liibiya
Waxa Maanta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa ka soo degay dhallinyaro reer Somaliland ah oo hore Dalka uga Tahriibay.
Xinif Oo Iska Caabiyay Su'aalo Suxufiyiintu Waydiisay
Somaliland Oo Ka Hadashay Saamaynta Ka Soo...
Friday, April 12, 2019
« Previous Page — Next Page »