-
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland oo Garoonka Hargeysa Stadium Kaga Qayb Galay Salaad Roob Doon ah
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland oo Garoonka Hargeysa Stadium Kaga Qayb Galay Salaad Roob Doon ah oo ilaahay subxaanahuu watacaalaa lagu waydiisanayay raxmaadkiisa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, April 14, 2019
-
Ilhaan Cumar oo Ku Tilmaantay Hadallo Loo Adeegsaday “Kuwa Halis ah oo Kicinaya Dadka”
Ilhan Cumar oo ah xildhibaanad ka tirsan koongareeska Mareykanka ayaa sheegeyso inaan la aamusin doonin kaddib markii ay kala kulantay cambaareyn xoogan khudbad ay uga hadashay weeraradii September 2001 iyo hadallo ay ka sheegtay ...
Sunday, April 14, 2019
-
Hogaamiyaha Milateriga Suudaan oo Wacad Ku Maray Inuu Meesha Ka Saari Doono Maamulkii Hore
Hogaamiyaha golaha milateriga ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa waxa uu wacad ku maray inuu "xididdada u siibi doono maamulkii hore" laba maalmood un kaddib markii uu dhacay afgambigii milateriga.
Isagoo ka hadlayay taleefishi...
Sunday, April 14, 2019
-
Diblomaasiyiin Ka Dareen Celiyey Safar Ay Ku Yimaaddeen Somaliland
Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa socdaal ku yimaadda toddobaad kasta dad tiro badan oo Ajnabi ah, kuwaasi oo u yimaada Somaliland arrimo shaqo iyo hawlo kala gadisan.
Hadaba dadkan ajnabiga ah ayaa intii ay ku s...
Sunday, April 14, 2019
-
“Abaartu Iskama Timaado, ee Sababo Keena Ayaa Jira” Sheekh Cismaan Cali Xuseen”
Sheekh Cismaan Cali Xuseen oo ka mid ah culimada miisaanka leh ee dalka, ayaa ku baaqay in la isu naxaristo oo ay umaddu is caawilo.
Sheekh Cismaan Cali Xuseen oo ugu horayn ka hadlaya abaarta ayaa yidhi "Abaartu iskama timaa...
Sunday, April 14, 2019
-
Madaxwaynaha Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Dhibta Uu Qaranku Ku Hayo Isku Qabsiga Dhulku
Madaxwaynaha Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Dhibta Uu Qaranku Ku Hayo Isku Qabsiga Dhulku
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, April 14, 2019
-
Cabdi Good oo Shaaciyay Hanjabaado ay U Soo Direen Sirdoonka Dawladda Jabuuti
Cabdi Good oo Shaaciyay Hanjabaado ay U Soo Direen Sirdoonka Dawladda Jabuuti
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, April 13, 2019
-
Duqa Caasimadda oo Awaamiir Cusub Soo Rogay Xilli uu Ku Fashilmay Masuuliyadii Caasimadda
Duqa Caasimadda oo Awaamiir Cusub Soo Rogay Xilli uu Ku Fashilmay Masuuliyadii Caasimadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, April 13, 2019
-
Cusbitaalka Guud Ee Hargaysa Oo U Dhaw Inuu Xidhmo Iyo Golaha Guurtida Somaliland oo War Bixin Kasoo Saaray
Cusbitaalka Guud Ee Hargaysa Oo U Dhaw Inuu Xidhmo Iyo Golaha Guurtida Somaliland oo War Bixin Kasoo Saaray
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, April 13, 2019
-
“Soomaaliya Diyaar Ayaanu U Nahay Inaanu Wada Hadalno” Wasiir Faratoon
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku waajahan wada hadalada Somaliya, xilli aan wali si rasmiya loo cayimin halkay wada hadaladu ka dhacayaan iyo wakhtiga ay dhacayaan, waxayna tilmaamantay inay diyaar u tahay ina...
Saturday, April 13, 2019
« Previous Page — Next Page »