BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Biixi oo Xadhiga Ka Jaray Garoon Kubadeed uu Hore U Furay Madaxwaynihii Ka Horeeyay
April 17, 2019 - Written by admin

madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa maalintii shalay xadhiga ka jaray garoonka kubadda cagta cabdalle stadium oo uu sanadkii 2011 xadhiga ka jaray madaxwayne siilaanyo wakhtigaas oo dibu habayn ay ku samaysay xukuumadii madaxwayne siilaanyo

siilaanyo

lama garanayo sababta keentay in madaxwayne biixi dib xadhiga uga jaro garoon 8 sanno kahor madaxwaynihii ka horeeyay xadhiga ka jaray kana hirgaliyay berbera

muuse garoon

balse arintan ayay dadka u dhuun daloola xukuumadda madaxwayne biixi ku tilmaameen inay sababtay beenta iyo qorshe la’aanta xukuumadda madaxwayne biixi

si kastaba ha ahaatee madaxwayne biixi ayaan lahayn qorshe rasmi ah oo uu dalka ku hago marka laga yimaado laablakac aan meel gaadhsiisnayn uu maalinba la shiryimaado

 

COMMENTS