BALIGUBADLE MEDIA
Muuse Biixi oo Xadhiga Ka Jaray Wiishash Shirkadda Dp World Ku Soo Kordhisay Dekedda Berbera
April 15, 2019 - Written by admin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray saddex wiish (Mobile Harbor Crane) oo cusub loogu talo-galay rarka iyo dejinta badeecadaha kala duwan ee dekedda Berbera ka dhoofaya iyo kuwa ka degayaba.

wiishash

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS