Muuse Biixi Muxuu Ku Amaanay Dawladda Hoose ee Magaaladda Berbera ?
April 16, 2019 - Written by admin
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu amaaney horumar balaadhan oo uu sheegay in ay ku talaabsatay dawlada Hoose ee magaalada Berbera .
Madaxweynaha ayaa cadeeyey in aaney jirin dhaqaale gaar ah oo Dawlada Hoose ee Berbera ka soo gasha xukuumada balse ay si fiican u maamushay qarashkii soo galaayey oo kaliya .