BALIGUBADLE MEDIA
Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Kor U Kaca Maciishadda Iyo Hoos Dhaca Sarifka Xukuumadana Eedaymo U Jeediyay
April 16, 2019 - Written by admin

Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag uga hadley arimo ay ka mid yahiin miciishada oo kor u kacday , xaalada cisbitalka Weyne ee Hargeysa iyo dadweyne cabasho ka muujiyey madaxweyne Muuse Biixi oo ay ku eedeyen in uu dhul xoog kaga qaaday

barkhad jaamac

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS