|
wararka
-
Dawladda Ethiopia oo Ka Hadashay Xaaladda Cusub ee uu Galay Dalka Sudan
Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa ku baaqday in “xal nabadeed” lagu soo afjaro xaaladda ka taagan Suudaan, ka dib markii uu milatarigu awoodda ka maroorsaday madaxweyne Cumar Xasan Al Bashiir oo soddon sano xilka ha...
Friday, April 12, 2019
-
Muuse Biixi oo Qasriga Madaxtooyadda Ku Qaabilay Safiirka Dawladda Maraykanka U Fadhiya Somaliya
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Donald Y. Yamamoto.
Kulankan uu madaxweynuhu la yeeshay...
Friday, April 12, 2019
-
Daawo Madaxwaynaha Somaliland oo qaabilay safiirka Maraykanka ee somalia.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi oo qasriga madaxtooyadda ku qaabilay safiirka Maraykanka ee somalia.
https://www.youtube.com/watch?v=ys-h7jT8HF0&...
Friday, April 12, 2019
-
Daawo safiirku xigeenkii hore Ee Somaliland Ee Dalka kenya oo la soo sagootiyey.
Nairobi(Baligubadlemedia)safiirku xigeenkii hore ee somaliland ee dalka kenya ayaa xaflad sagootin ah ku soo sagootiyeen shaqaalaha iyo safiirka.
https://www.youtube.com/watch?v=KxvYzWEih...
Friday, April 12, 2019
-
Madaxweyne Al-Bashiir oo is casilay
Madaxweynaha dalka Sudan, Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa is-casilay kadib ku dhowaad afar bilood oo dibad-baxyo looga soo horjeeday xukunkiisa 30-ka sano, sida ay werinayaan wakaaladaha wararka.
AP iyo Reuters ayaa labaduba qo...
Thursday, April 11, 2019
-
Trump Oo Amray In La Baadho “Afgambi Lala Damcay Oo Dhicisoobay”
Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in uu la hadlay xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka si uu dabogal ugu sameeyo meesha uu ka soo ulkamay baaritaanka lagu sameeyay ee caddeeyay in isaga iyo Ruushka aysan wada shaqayn dhexma...
Thursday, April 11, 2019
-
Safiir Mareykan Oo Ah Oo Ku Dhawaaqey In Somaliland La Aqoonsado
Safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyay dalka Croatia danjire Peter Galbraith, ayaa ku taliyay in la aqoonsado qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland.
Danjire Peter, oo toddobaadkan ka qayb galay madal uu soo agaasimay machad...
Thursday, April 11, 2019
-
Golaha Deegaanka Caasimadda oo Eedaymo Culus U Jeediyay Duqa Caasimadda Soona Bandhigay Shirqoolo uu Damacsanyahay
Golaha Deegaanka Caasimadda oo Eedaymo Culus U Jeediyay Duqa Caasimadda Soona Bandhigay Shirqoolo uu Damacsanyahay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, April 11, 2019
-
Madaxwaynihii Suudaan Oo Xabsiga Loo Taxaabay iyo Milatariga Oo Xukunkii La Wareegay.
Wasiirka gaashaan dhigga ee Sudan ahna madaxa taliska milatariga ayaa shir jaraa'id oo si weyn loo sugayay goor dhaow
ku sheegay in xilka laga qaaday Al-Bashiir isla markaana xabsiga loo taxaabay.
Cawad Ibnu Cawf ayaa shir...
Thursday, April 11, 2019
-
Madax Dhaqameedka Barriga Sanaag oo Kulan Isla Xisaabtan Ah La Qaadanaya Madaxweyne Muuse Biixi
Wefti Madax-dhaqameed ka soo kicitimay Bariga Sanaag oo uu hoggaaminayo Suldaan Maxamed Suldaan Cabdillaahi Cartan ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa, waxaana soo dhaweynta weftiga ka qayb qaadanayey Wasiirro,Xildhibaanno,...
Thursday, April 11, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|