|
wararka
-
Dawladda Maraykanka oo Walaac Ka Muujisay Khilaafka Doorashooyinka Somaliya
Dawladda Mareykanka ayaa Sheegtay in Cawaaqib xumo dhalan karto khilaafka ka dhex taagan Madaxweynaha Xilku ka dhamaaday Soomaaliya Farmaajo Maamul Gobaleedyada iyo Musharaxiinta Mucaaradka.
Dawladda Mareykanka ayaa ugu baaqday...
Monday, February 8, 2021
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Sameeyay Magacaabis
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Sameeyay Magacaabis
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, February 8, 2021
-
Madaxwaynaha Jabuuti oo Hab Muuqaal ah Kaga Qayb Galay Shir Madaxeedka Midawga Afrika
Madaxweynaha Dalka, Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Shir Madaxeedka 34-aad ee Caadiga ah ee Midowga Afrika, kaga qayb galay qaabka Shir Maqal iyo Muuqaal ah taas oo ay ugu wacan tahay xaaladda caafimaad ee adduunka Coronaviru...
Sunday, February 7, 2021
-
Wafti uu Hogaaminayo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland oo Gaadhay Burco
Wefti uu hoogaminayo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland, Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaacil, (Saylici), oo ay qayb ka yihiin Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland iyo masuuliyiin kale, ayaa caawa gaadhay Magaaladda Burco ee Xaruunta...
Sunday, February 7, 2021
-
Gudoomiye Cirro oo Warbixin Siiyay Guddida Fulinta Xisbiga Waddani
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa guddoomiyay Shirka Guddida Fulinta ee Xisbiga WADDANI oo ka qabsoomay Xarunta Xisbiga.
Guddoomiyaha, ayaa madaxda kul...
Saturday, February 6, 2021
-
Gudoomiye Jirde oo Tafaasiil Ka Bixiyay Shuruudaha Looga Baahanyahay Musharaxiinta.
Gudoomiye Jirde oo Tafaasiil Ka Bixiyay Shuruudaha Looga Baahanyahay Musharaxiinta.
https://youtu.be/p29_ndgb0jU...
Saturday, February 6, 2021
-
Madaxwayne Farmaajo oo Fara Galin Shisheeye Ku Eedeeyay Fashilka Heshiiska Doorashooyinka Somaliya
Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka codsaday barlamaanka Soomaaliya in ay ka qeyb qaataan hirgalinta heshiiskii doorashada uu barlamaanku meel mariyay.
‘Waxaan halkaan ka caddaynay...
Saturday, February 6, 2021
-
Dhalinyaradda Hargeysa Iyo Jacaylku Sideebay Isku Yihiin
Dhalinyaradda Hargeysa Iyo Jacaylku Sideebay Isku Yihiin
https://youtu.be/nRPbI7_R520...
Saturday, February 6, 2021
-
Beesha Gerxajis Laba Xisbi Mawada Lahaan Karto ee “Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ‘
Beesha Gerxajis Laba Xisbi Mawada Lahaan Karto ee "Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir '
https://youtu.be/mM0xiTgrgTw...
Friday, February 5, 2021
-
Guddida Dhalinyaradda Haldoorka Beelaha Arab oo Qadar Lacageed Ku Wareejisay Guddida Waddada Baligubadle
Guddida Dhalinyaradda Haldoorka Beelaha Arab oo Qadar Lacageed Ku Wareejisay Guddida Waddada Baligubadle
https://youtube.com/watch?v=9DDN-vF2NtQ&feature=share...
Friday, February 5, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|