BALIGUBADLE MEDIA
Wafti uu Hogaaminayo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland oo Gaadhay Burco
February 7, 2021 - Written by admin

Wefti uu hoogaminayo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland, Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaacil, (Saylici), oo ay qayb ka yihiin Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland iyo masuuliyiin kale, ayaa caawa gaadhay Magaaladda Burco ee Xaruunta Gobolka Togdheer.

U jeedka Weftiga, ayaa daaran ka qaybgalka Xafladda berri lagu dhagax dhigayo waddada Isku xidha Magaalooyinka Oodweyne, Burco iyo Hargeysa oo bari Munaasibad loo qabanayo dhismaheeda.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS