Home
About Us
wararka
Sports
Suugaanta
Tacsi
tahniyad
Isha Ku Hay
Contact us
wararka
Taliyaayaasha Ciidamadda Oo Ka Hadlay Amniga Laascaanood
Taliyayaasha guud ee Ciidamada Booliska, Milatariga Iyo Ilaalada Xeebaha Somaliland oo ka hadlay raafka Laascaanood Taliyayaasha guud ee Ciidamada Booliska, Milatariga Iyo Ilaalada Xeebaha, oo warbaahinta kula hadlay magaal...
Tuesday, October 5, 2021
Madaxwayne Biixi Oo Ka Qaybgalay Aaska Marxuum Xasan Gadhwayne.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Xasan Gadhweyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo xabaalaha Malowle ee ...
Tuesday, October 5, 2021
7 Xildhibaan Oo Saxeexay Mooshin Xilka Lagaga Qaadayo Maayarka Gabiley
7 xidhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Gebilay, ayaa saxeexay Mooshin ka dhan ah Maayarka Magaaladaas oo ay ku eedeeyeen inuu ku kacay sharci jebin ...
Tuesday, October 5, 2021
Maxay Kala yihiin Saddexda Degmo Ee Golaha Wakiiladdu U Dalacsiiyeen Darajadda B ?
Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ansixiyey mooshinka darajo dalacsiinta Dagmooyinka Caynabo, Taleex iyo Baligubadleh. Degmooyinkan, ayaa laga dhigay derejada B, iyaga oo markii hore ahaa darajadda C Isha Ku Ha...
Sunday, October 3, 2021
Mashruucii Biyo Balaadhinta Hargeysi Halkuu Marayaa ?
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Darood, ayaa sheegay inuu meel gebogebo ah marayo mashruuca ay dawladda Jarmalku ka taageerayso Somaliland la xidhiidhay adeego biyo gelinta, Fayo dhawrka caasimadda iyo joog-teyn...
Sunday, October 3, 2021
Wasaaradda Gaashaan Dhiga Maxaa U Diiday Agaasime Guud ?
Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Gaashaandhigga Oo Xilkii ku Wareejiyey Agaasime Waaxeed hore sannad iyo toddoba bilood ku-sime ka ahaa Wasaaraddaasi Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Mubaarik Cabdillaahi,...
Sunday, October 3, 2021
Burco Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Shacabka Kula Caweeyay Goobaha Ay Ku Caweeyaan
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa xalay booqday mid ka mida goobaha cawayska ee ku yaala Magaaladda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer (Isha Burco Hotel). Madaxwayne ku-xigeenku wuxuu la' sheekay...
Friday, October 1, 2021
Kooxda Kubadda Cagta Ee Booliska Oo Ku Guulaystay Horyaalka Heerka Koobaad Ee Caasimadda Hargeysa
Kooxda kubada cagta ee Goodir (Booliiska) ayaa ku Guuleystay Horyaalka Kooxaha Heerka Kowaad Caasimada Hargaysa. Horyaalkan Oo Socday Muddo dhawr bilood ah Ayaa Soo dhamaaday Maanta iyadoo ciyaartii Ugu dambaysay Ay Maanta ...
Friday, October 1, 2021
Maxamuud Xaashi Iyo Xirsi Oo Hadalo Is Waydaarsaday.
Maxamuud Xaashi Iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Hadalo iswaydaarsaday Xirsi Xaaji Xasan "Waxaan aad iyo aad ugu hanbalyaynayaa inay Siyaasadda iska xakameeyeen oo dhaheen Nin waloba koonahaaga ka darso oo nin waloba waa kuu...
Friday, October 1, 2021
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Dhaawacii Loo Gaystay Xildhibaan Guruuje
“ Shalay Qaranka JSL waxa soo gaadhay dhaawac weyn, Xildhibaan Guruuje waa xildhibaan huwan astaantii Qaranka oo ummadi soo dooratay, waxaana shalay gacan saaray xubin ka mid ah taageerayaasha Kulmiye ee waliba sida gaarka ah ug...
Thursday, September 30, 2021
« Previous Page
—
Next Page »