BALIGUBADLE MEDIA
Burco Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Shacabka Kula Caweeyay Goobaha Ay Ku Caweeyaan
October 1, 2021 - Written by Ahmed ALI

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa xalay booqday mid ka mida goobaha cawayska ee ku yaala Magaaladda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer (Isha Burco Hotel).

Madaxwayne ku-xigeenku wuxuu la’ sheekaystay dhalinyaradii uu la kulmay ,

Mudane Saylici Ayaa Caan Ku ah inaanu dadkiisa iska waynaysiin sida siyaasiyiinta Somaliland qaar kamida

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS