BALIGUBADLE MEDIA
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Dhaawacii Loo Gaystay Xildhibaan Guruuje
September 30, 2021 - Written by Ahmed ALI

“ Shalay Qaranka JSL waxa soo gaadhay dhaawac weyn, Xildhibaan Guruuje waa xildhibaan huwan astaantii Qaranka oo ummadi soo dooratay, waxaana shalay gacan saaray xubin ka mid ah taageerayaasha Kulmiye ee waliba sida gaarka ah ugu dhaw ee sida gaarka ah indho la’aanta ugu difaaca Madaxweynaha ee sida gaarka ah indho la’aanta ugu difaaca Kulmiye iyo xukuumaddiisa, Waxaa nasiib darro ah in aan dhaawaca xubinta Kulmiye ka tirsan maalinta cad gaystay aan ilaa hadda wax tallaabo ah laga qaadin waxaanay tusaysa in aan caddaaladda loo sinayn, ”

Xoghayaha Arrimaha guddaha ee Xisbiga WADDANI Mudane Maxamed Faarax Cabdi.

COMMENTS