Kooxda Kubadda Cagta Ee Booliska Oo Ku Guulaystay Horyaalka Heerka Koobaad Ee Caasimadda Hargeysa
October 1, 2021 - Written by Ahmed ALI
Kooxda kubada cagta ee Goodir (Booliiska) ayaa ku Guuleystay Horyaalka Kooxaha Heerka Kowaad Caasimada Hargaysa.

Horyaalkan Oo Socday Muddo dhawr bilood ah Ayaa Soo dhamaaday Maanta iyadoo ciyaartii Ugu dambaysay Ay Maanta wada ciyaareen kooxaha Booliska Iyo Dawladda Hoose Ee hargysa taasoo keentay in aakhirkii kooxda boolisku Ku guulaysayo horyaalka heerka koobaad ee Caasimada hargeysa.
Sawirku waa Saraakiishii ciidanka booliska iyo ciyaartoygii oo dabaal degaya .
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS