-
Nuxurka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynihii Loo Shaqeeyeyaasha Somaliland Oo Lagu Soo Geba gebeeyey Hargeysa
Nuxurka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynihii Loo Shaqeeyeyaasha Somaliland Oo Lagu Soo Geba gebeeyey Hargeysa
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha bulshada Iyo Qoyska Somaliland Cabdirashiid Ibraahim S...
Friday, October 15, 2021
-
Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay taageeradda Beeshiisu U Hayso Xisbiga Kulmiye.
Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Xisbiga Kulmiye, ayaa sheegay in deegaanka uu ka soo jeedaa ay taageersan yihiin Xisbiga Kulmiye.
Wasiir Maxamed Kaahin oo u waraysi si...
Friday, October 15, 2021
-
Shirwaynaha Dhalinyarada Beelaha ARAB Oo La Filayo Inuu Aroorta Ka Qabsoomo Hargeysa
Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Ayaa La Filayaa inuu Maalinta bari ah Ee bishu tahay 16/10/2021 ka qabsoomo Caasimada Somaliland Ee Hargeysa
Shirwaynaha Ayay Kasoo qayb galayaan ergooyin gaadhaya 400 oo ergey kuwasoo...
Friday, October 15, 2021
-
Guddida Qabanqaabadda Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Oo War Cusub Soo Saartay
Guddida Qabanqaabadda Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Waxay Maanta Hadhimo Sharafeed U Samaysay Ergooyinkii Beelaha Cabdalle ARAB Iyo Muuse Celi Ee Ka qaybgalayay Shirwaynaha Dhalinyaradda Ee Ka Ka Kala Yimi Goboladda Togdh...
Tuesday, October 12, 2021
-
ICJ Oo Xukun Kasoo Saartay Kiiskii Badda Somaliya
Go'aanka Maxkamadda ee Kiiska badda oo la shaaciyey iyada oo lagu dhawaaqay in Soomaaliya ay ku guuleysatay balse ay kenya heleyso wax aan badnayn.
Qodobada go'aanka ICJ:
1. Waxa ay qaadatay qaabka xadaynta in lagu xadeeyo x...
Tuesday, October 12, 2021
-
Xisbiga Waddani Wuu Ka Badbaaday Tacshiiradii Hore “Cali Kubad”
"Xisbiga Waddani wuu ka badbaadey tacshiiradii hore, laakiin weli waxuu taagan yahay badhkii la isku toogan jirey."
Waxa qoray, Siyaasi Cali-khadar Cismaan Xasan (Cali Kubad)
"Xisbiyadu inay shirarkooda xisbinimo qabsadaan w...
Tuesday, October 12, 2021
-
Xukuumadda Oo Amar Ku Joojisay Shirwaynihii Dhalinyaradda Beelaha ARAB
Xukuumadda Oo Amar Ku Joojisay Shirwaynihii Dhalinyaradda Beelaha ARAB
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, October 11, 2021
-
Muuse Biixi Oo Fuliyay Balamo Uu La Galay Xildhibaano.
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa fuliyey ballan-qaadyo uu u sameeyey Xildhibaannadii Golaha Wakiillada ee taageerayey Murrashaxnimadii Guddoomiyenimo ee Xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) uu ku...
Thursday, October 7, 2021
-
Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Oo La Magacaabay.
Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera, ayaa loo magacaabay Axmed Ibraahim Cabdi, waxaanu beddeli doonaa Xasan Embesi oo hore Maareeye u ahaa
Majiro digreeto Si ramsiya muuse biixi usoo saaray marka laga yimaado inu...
Thursday, October 7, 2021
-
Muuse Biixi Oo Isku Beddel Iyo Xil Ka Qaadis Qarsoodi ah Sameeyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha iyo Guddoomiyeyaasha Hay'addaha dawladda qaarkood.
Isku shaandheyntan oo aan warbaahinta loo og...
Thursday, October 7, 2021
« Previous Page — Next Page »