BALIGUBADLE MEDIA
Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Oo La Magacaabay.
October 7, 2021 - Written by Ahmed ALI

Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera, ayaa loo magacaabay Axmed Ibraahim Cabdi, waxaanu beddeli doonaa Xasan Embesi oo hore Maareeye u ahaa

Majiro digreeto Si ramsiya muuse biixi usoo saaray marka laga yimaado inuu si hoose iskugu bedelay labaddan masuul

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS