Shirwaynaha Dhalinyarada Beelaha ARAB Oo La Filayo Inuu Aroorta Ka Qabsoomo Hargeysa
October 15, 2021 - Written by Ahmed ALI
Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Ayaa La Filayaa inuu Maalinta bari ah Ee bishu tahay 16/10/2021 ka qabsoomo Caasimada Somaliland Ee Hargeysa

Shirwaynaha Ayay Kasoo qayb galayaan ergooyin gaadhaya 400 oo ergey kuwasoo Ka kala imanaya wadamadda Ethiopia Somaliya Iyo jabuuti iyo sidoo Kale Goboladda kala duwan Ee Somailand
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS