BALIGUBADLE MEDIA
Guddida Qabanqaabadda Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Oo War Cusub Soo Saartay
October 12, 2021 - Written by Ahmed ALI

Guddida Qabanqaabadda Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Waxay Maanta Hadhimo Sharafeed U Samaysay Ergooyinkii Beelaha Cabdalle ARAB Iyo Muuse Celi Ee Ka qaybgalayay Shirwaynaha Dhalinyaradda Ee Ka Ka Kala Yimi Goboladda Togdheer Iyo Saaxil Iyo Sidoo Kale Deegaanadda dhagaxle iyo gursum Ee Ethiopia Iyo Sidoo Kale Deegaanadda bay iyo bakool Ee Koonfurta Somaliya

Hadhimo Sharafeedan Oo Ay Sidoo Kale Kasoo qaybgaleen qaar Kamida madaxdhaqameedka Beelaha ARAB Ayaa Daarnaa Soo dhawayn, is dhexgal, isbarasho iyo is xaal waraysi

Kulankan Ayaa Kusoo idlaaday jawi dagan Oo farxadeed Oo ay Ku dheehantahay tolnimo iyo gacaltooyo.

Af-hayeenka Guddida Qabanqaabadda Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB

Axmed Aadan Rooble

COMMENTS