-
Aqalka Sarre Ee Faraansiiska Oo Ka Hadlay Qadiyadda Madaxbanaanida Somaliland.
Aqalka Sare Ee Waddanka Faransiiska Oo Ka Hadlay Qaddiyada Jamhuuriyadda Somaliland.
Safiirka Somaliland ee Faransiiska Md Cali Ismaaciil Xasan ayaa ku martiqaaday Guddiga Saaxiibtinimada Geeska Afrika ee Golaha Guritda Far...
Wednesday, October 20, 2021
-
Agaasime Geeriyooday Isagoo Salaad Ku jira.
Alle Ha U Naxariistee Agaasimihii Komishanka Doorashooyinka U qaabilsanaa Diiwaan gelinta codbixiyeyaasha Oo Geeriyooday Isaga oo Salaad ku Jira Caawa Masaajidka Mansoor ee Magaalada Hargeysa.
Alle ha u naxariistee, waxa ca...
Wednesday, October 20, 2021
-
Cabdiraxmaan Cirro Oo Eedaymo U Jeediyay Wasiirka Waxbarashada
Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay sidii xukumaddu ula dhaqantay ardayda dugsiga Faarax Oomaar oo cabasho muujisay.
“Dhacdadii ka dhacday Dugsiga ...
Monday, October 18, 2021
-
Buuni Oo U Jawaabay Gudoomiye Cirro
Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni, ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal uu Guddoomiyaha Xisbiga Waddani kaga hadlay Ardaydii sare Dugsiga Faarax Oomaar ee dhawaan la xidhay.
Af-hayeen Buuni, ayaa ku tilmaamay dhac...
Monday, October 18, 2021
-
Shirwaynihii Dhalinyaradda Beelaha ARAB Oo Soo Xidhmay Iyo War Murtiyeed Kasoo Baxay.
Shirwaynihii Dhalinyaradda Beelaha ARAB Oo Soo Xidhmay Iyo War Murtiyeed Kasoo Baxay.
https://youtu.be/MedDhdfMSfQ...
Monday, October 18, 2021
-
Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Oo Ka Furmay Hargeysa.
Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Oo Ka Furmay Hargeysa.
https://youtu.be/tU7hl7ekl7c
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, October 17, 2021
-
Nuxurka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynihii Loo Shaqeeyeyaasha Somaliland Oo Lagu Soo Geba gebeeyey Hargeysa
Nuxurka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynihii Loo Shaqeeyeyaasha Somaliland Oo Lagu Soo Geba gebeeyey Hargeysa
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha bulshada Iyo Qoyska Somaliland Cabdirashiid Ibraahim S...
Friday, October 15, 2021
-
Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay taageeradda Beeshiisu U Hayso Xisbiga Kulmiye.
Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Xisbiga Kulmiye, ayaa sheegay in deegaanka uu ka soo jeedaa ay taageersan yihiin Xisbiga Kulmiye.
Wasiir Maxamed Kaahin oo u waraysi si...
Friday, October 15, 2021
-
Shirwaynaha Dhalinyarada Beelaha ARAB Oo La Filayo Inuu Aroorta Ka Qabsoomo Hargeysa
Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Ayaa La Filayaa inuu Maalinta bari ah Ee bishu tahay 16/10/2021 ka qabsoomo Caasimada Somaliland Ee Hargeysa
Shirwaynaha Ayay Kasoo qayb galayaan ergooyin gaadhaya 400 oo ergey kuwasoo...
Friday, October 15, 2021
-
Guddida Qabanqaabadda Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Oo War Cusub Soo Saartay
Guddida Qabanqaabadda Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Waxay Maanta Hadhimo Sharafeed U Samaysay Ergooyinkii Beelaha Cabdalle ARAB Iyo Muuse Celi Ee Ka qaybgalayay Shirwaynaha Dhalinyaradda Ee Ka Ka Kala Yimi Goboladda Togdh...
Tuesday, October 12, 2021
« Previous Page — Next Page »