|
wararka
-
Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Shaqaalaha Xaqlu-Ciid Siisay.
Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Shaqaalaha Xaqlu-Ciid Siisay.
https://youtu.be/qxT_BD9Kv-A...
Sunday, May 1, 2022
-
Suxufiyiintii Xidhxidhnayd Oo Lasii Daayay
Xukuumadda Somaliland Ayaa xabsiga kasii daysay 12 wariye Oo kamida wariyayaashii Ku 15 wariye Oo Ku xidhxidhnaa xarunta dambi baadhista Somaliland Ee Hargeysa
Dedalaadda Lagu sii daayay wariyayaashan Ayuu Si gaara Uga shaq...
Tuesday, April 19, 2022
-
Afkii Beenta Sheegi Jiray Ma Haduu Runta Baranayaa “Cali Gurey “
AFKII BEEN SHEEGI JIRAY MA HADUU RUNTA BARANAYAA!
waxa Qoray Cali Gurey
Yaa, 15 suxufi baa been sheegay lafteeda ayaa been ah. Suxufigu hadii war aan run ahayn ama wax ka qaldan yihiin sheego oo ay cadaato waxa u f...
Monday, April 18, 2022
-
Madaxwayne Ku Xigeenka oo Dalka Kusoo Dhaweeyay Safiirka Dalka Qatar
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dalka Kusoo Dhaweeyey Safiirka waddanka Qatar.
-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa soo dhaweeyey safiirka...
Monday, April 18, 2022
-
Muuse Biixi Oo Wareejinaya Gudoomiyaha Kulmiye + Yuu Ku Wareejinayaa
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Sheegay Inuu Tallaabo noqon karta Bam Siyaasaddeed uu dhex tuuro Siyaasiyiinta Bariga Burco.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi, ayaa la sheegay inuu qorshanayo in uu waree...
Monday, April 18, 2022
-
Gudoomiyaha Ururka Waaberi Oo Hadlay
"Dadka u dhashay Gobaladaas Maanta waxa ay doonayaan in si dhamaystiran uga qayb galaan furista Ururada Siyaasada,si dawladnimadu u dhamaystiranto,
Miyey su’aali ka taagan tahay in min Laas-qoray ilaa Buuhoodle ay Somaliland ...
Wednesday, April 13, 2022
-
Midkamida hooyooyinkii Ku Ganacsan Jiray Suuqa Waaheen Oo Caawin Kaaga Baahan.
aamina axmed adam waa hooyo ku ganacsan jirtay suuqa waaheen waxay ku iibin jirtay kaabaha iyo maaska wax ba kala may bixiin dabkii qabsaday suuqa waaheen wixii ba wuu ka guubtay iyado markii hore ba yara ganacsigeedu,
Hooyo aa...
Wednesday, April 13, 2022
-
Sheekadii Dhex Martay Madaxwayne Biixi Iyo Wariyihii Reer Hargeysa.
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weriyihii Reer Hargeysa
Taxanaha: Madaxweynaheenna Maanta!!. Q:2-Aad. “ Ku Celis iyo dhamaystir”.
.................
Sheekaba sheeko ayay keentaaye, waxaa taas inoogu xigta qiso kale oo aniga iyo...
Wednesday, April 13, 2022
-
Xukumadda Jabuuti oo Mar labaad Somaliland ugu deeqday xadi-lacageed oo dhan ($580,000 )shan boqol iyo Sideetan kun oo Dollar,
Xukumadda Jabuuti oo Mar labaad Somaliland ugu deeqday xadi-lacageed oo dhan ($580,000 )shan boqol iyo Sideetan kun oo Dollar,
Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa sheegay in Xukumadda ...
Wednesday, April 13, 2022
-
Hargeysa Dawladda Hoose Oo Sheegtay In Ay Gacanta Ku Hayso Naqshadaynta Suuqa Waaheen,
Dawladda hoose ee caasimadda Hargeysa, ayaa sheegtay in ay gacanta ku hayso naqshadaynta Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargeysa ee dhawaan gubtay.
Eng. Cabdirisaaq Faarax Dalal, oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Deegaanka ee ...
Tuesday, April 12, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|