-
Dib U Milicso Hadalo Hore Uga Soo Yeedhay Siyaasi Axmed Cali Muuse oo Rumoobay + Maxay Daarnaayeen (Daawo)
Dib U Milicso Hadalo Hore Uga Soo Yeedhay Siyaasi Axmed Cali Muuse oo Rumoobay + Maxay Daarnaayeen (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, December 3, 2017
-
Proff Cali Khaliif Galaydh oo Badka Soo Dhigay Qodobadii Ugu Dambeeyay ee ay Ka Wada Hadleen Muuse Biixi (Daawo)
Cali Khaliif Gallaydh madaxweynaha khaatumo ayaa faah-faahin ka bixiyay kulammo uu la yeeshay madaxweynaha cusub ee somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo hogaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, December 3, 2017
-
Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo Safar Degdega Ugu Baxay Dalka Kenya
Murashixii madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa safar ugu baxay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya.
Cabdiraxmaan-cirro oo tan iyo markii ay doorashada madaxtooyadu qabsoontay, laguna dh...
Sunday, December 3, 2017
-
Muuse Biixi Gacanta Dawladda Maku Soo Celin Doonaa Warshadii Laydhka Dawladda ee Xukuumadii Hore Sifadda Sharci Darradda ah U Xaraashtay?
Xukuumadda Sii Dhacaysa ee Madaxwayne Siilaanyo ayaa tan iyo intii ay taladda dalka haysay waxay si ba'an u boobtay hantidii qaranka iyadoo sifooyin sharci darro ah ku xaraashtay dhamaan dhismayaashii dawladda iyo haayado waawayn ...
Sunday, December 3, 2017
-
Golaha Wakiiladda oo Madaxwayne Siilaanyo Dib Ugu Celiyay Xeerar uu Hore Ugu Soo Celiyay Golaha Wakiiladda
Golaha Wakiiladda oo Madaxwayne Siilaanyo Dib Ugu Celiyay Xeerar uu Hore Ugu Soo Celiyay Golaha Wakiiladda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, December 3, 2017
-
Muuse Biixi oo Warmurtiyeed uu Soo Saaray Kaga Hadlay Qaabka uu Xukuumadiisa Uga Dabar Goyn Doono Musuqmaasuqa Iyo Dawlad Xumadda
Madaxweynaha La Doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Xukuumaddiisa uu soo dhisi doonaa ay awoodda saari doono sidii wax loogu qaban lahaa dadweynaha reer Somaliland ee duruufaha kala duwan ...
Saturday, December 2, 2017
-
Wararkii U Dambeeyay iyo Saleebaan Gaal Muuse Biixi Ka Dalbaday Inuu Xukuumadiisa Ku Soo Daro Wasiirka Hawlaha Guud.
Madaxweynaha Cusub ee dhawaan la doortay ee aan wali xilka la wareegin Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa laga soo tabinayaa Warar badan oo bulshada Somaliland aad ugu diirsatay,Waxaanu gabi ahaanba joojiyay oo meel adag ka istaagay qa...
Saturday, December 2, 2017
-
Proff: Cali Khaliif Galaydh oo Ka Hadlay Heshiiskii Uu La Saxeexday Madaxwaynaha Xilka Ka Sii Dagaya ee Somaliland (Daawo)
Proff: Cali Khaliif Galaydh oo Ka Hadlay Heshiiskii Uu La Saxeexday Madaxwaynaha Xilka Ka Sii Dagaya ee Somaliland (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 2, 2017
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Loo Dalacaysiiyay Darajadda Sareeyo Gaas
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iimaan u dallacsiiyay darajada Sareeye Gaas.
taliye Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa hore ...
Saturday, December 2, 2017
-
Madaxwayne Siilaanyo oo Kahor Xilwareejintiisa Ka Guuray Qasriga Madaxtooyadda Una Guuray Gurigiisa uu Ka Daganaa Hargeysa
Madaxweynaha talada dhawaan wereejinaya Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ka guuray qasrigii madaxtooyada, waxaanu u guuray hoygiisii uu hore u degenaan jiray.
Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo ay madaxtooyadu ka soo saartay guur...
Saturday, December 2, 2017
« Previous Page — Next Page »