BALIGUBADLE MEDIA
Golaha Wakiillada Oo Ansixiyay Xeer Dhigaya In Aan Ciidammada Booliska Somaliland Xabbad Nool U Adeegsan Karin Dad Shacab Ah.
December 8, 2017 - Written by admin

Golaha wakiilada Somaliland waxay dhawaan cod aqlabiyad ah ku meel mariyeen xeerka Booliska oo madaxtooyadu ay dib ugu soo celisay xeerkan kaddib markii sanadkii 2013kii ay baarlamaanku ansixiyeen, iyadoo xeerkan qodobo kamid ah ay ka biyo diideen Booliska Somaliland.
Xeerkan ayaa dhigaya in aan booliska Somaliland xabbad nool u adeegsan karin dad shacab ah oo aan hubaysnayn.
Haddaba halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warbixin falanqaynaysa xeerkan.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS