|
wararka
-
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda Madaxwaynaha Cusub Ugu Baaqay Inaanu Soo Celin Wasiiradii Ku Caanbaxay Boobka Hantida Umadda
-Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, u soo jeediyo talo ku saabsan Xukuumadda uu dhisi doono, waxaanu kula taliyey inuu soo dhiso Xukuumad kooban o...
Saturday, December 2, 2017
-
Xukuumada Somaliland Oo Dhalinyarada Uga Digtay Tahriibka Oo Isku Badalay Is Adoonsi Khatar Ah
Xukuumada Somaliland Oo Dhalinyarada Uga Digtay Tahriibka Oo Isku Badalay Is Adoonsi Khatar Ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 2, 2017
-
Baarlamanka Somaliya oo Wada Mooshin Xilka Laga Xayuubinayo Madaxwayne Farmaajo Iyo Wararkii U Dambeeyay.
Waxaa maalmihii la soo dhaafay isa soo taraya guux ku aadan Mooshin laga
diyaarinayo Madaxda sare ee dowladda, iyadoo ololaha iyo diyaar garowga mooshinka oo markii hore ku bilowday si hoose, waxaa uu haatan u muuqdaa mid banaank...
Friday, December 1, 2017
-
Warbixin Xiiso leh:Socdaalkaygii Somaliland Maxaan ku soo arkay (Daawo)
Warbixin Xiiso leh:Socdaalkaygii Somaliland Maxaan ku soo arkay, mustafe martin oo ka waramaya waxyaabaha la taaban karo ee uu ku so arkay somaliland mudadii uu ku sugnaa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, December 1, 2017
-
Madaxwaynaha Dalka Zembabwe oo Magacaabay Golihiisa Wasiiradda
Madaxwaynaha cusub ee Zimbabwe, Emmerson Mnangagwa, ayaa magacaabay golaha wsaiirrada,isaga oo saraakiil sarsare oo militariga ka tirsan u magacaabay jagooyiin sarsare.
Mnangagwa ayaa la dhaariyay todobaad ka hor ka dib markii ...
Friday, December 1, 2017
-
Madaxweyne Siilaanyo Oo Sadex Xeer Dib Ugu Celiyey Golaha Wakiilada Iyo Shirgudoonka Golahaas oo Ka Hadlay
Shir gudoonka golaha wakiilada somaliland ayaa shaaciyey sadex xeer oo uu golaha ku soo celiyey madaxweynaha somaliland.
Gudoomiyaha golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo ka hadlay fadhi ay lahaayeen golahaasi ayaa sheegay ...
Friday, December 1, 2017
-
Xuska Dhalashadda Nabi Maxamed {NNKH} Oo Magaalada Hargaysa Laga Xusay Iyo Masuuliyiin Cul-Culus oo Ka Qayb Galay
Xuska Dhalashadda Nabi Maxamed {NNKH} Oo Magaalada Hargaysa Laga Xusay Iyo Masuuliyiin Cul-Culus OO Ka Qayb Galay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 30, 2017
-
Madaxwayne Siilaanyo oo Tacsi Tiiraanyo leh U Diray Qoyskii Qaraabadii iyo Qaranka Somaliland ee uu Ka Baxay Marxuum Cabdirisaaq Ciyaalle
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, siyaasiyiinta, asxaabta qarank...
Thursday, November 30, 2017
-
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo Ka Qaybgalay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdirisaaq Ciyaalle
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo Ka Qaybgalay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdirisaaq Ciyaalle
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 30, 2017
-
Trump Oo Ra’iisulwasaaraha Britain Ku Weeraray Twitterka
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Ra'iisulwasaaraha Britain Theresa May u sheegay in ay diiradda saarto argagixisada UK ka dib markii ay ku dhaliishay in uu sii faafiyay muuqaalo ay Muslim nacayb ku jiraan oo ay baahiyeen ...
Thursday, November 30, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|