BALIGUBADLE MEDIA
Akhriso: Qodobada Ugu Muhiimsan ee ay Ku Heshiiyeen Maamul Goboleedka Galmudug iyo Ururka Ahlu Sunna
December 6, 2017 - Written by admin

Heshiiskan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa waxaa u saxiixay labada dhinac madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf halka dhinaca Ahlu Sunna uu u saxiixay hogaamiyahooda Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan.

galmudug

Qodobka ugu muhiimsan ee heshiiska ayaa ah in hogaamiyaha maamulka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir  uu noqonayo madaxa golaha xukuumadda ama Wasiirka Koowaad ee Galmudug oo ah xil ku cusub guud ahaanba qaab dhismeedka maamul gobolleedyada.

heshiiska galmudug

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS