-
Wasaaradda Waxbarashada Oo Ka Hadashay Cabasho Ka Soo Yeedhay Arday Ka Habsaantay Deeq Waxbarasho Oo Itoobiya Bixisay
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa ka hadashay Cabashooyin ay warbaahinta mariyeen Arday dhan 180 oo ka habsaamay Deeq Waxbarasho oo Itoobiya siisay.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somali...
Monday, December 11, 2017
-
Faah faahin ku saabsan Gaadiid Xamuul ah oo lagu gubay dulleedka magaalada Beledweyne
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Gadiid Xamuul ah oo Al-shabaab ay ku gubeen deegaanka Maroodile oo ka tirsan magaalada Beledweyne.
Gadiidka ayaa la sheegay in ay ku sii jeedeen gobollada Baay, Bakool iyo deegaano ka ...
Monday, December 11, 2017
-
Hanti-Dhawrka Qaranka Oo Galalafay Xafiiska Imtixaanaadka Iyo Fadeexaddii Ugu Cuslaayd Oo Uu Kala Kulmay + Lacagihii Shahaadada Ardayda Looga Qaadayay Oo Aan Qasnada Dawladda Ku Dhici Jirin
Dhamaan Hay’addaha Illaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Somaliland ayaa maalmahan u dambeeyay heegan Culus lagaliyay iyadoo si weyn baadhis loogu hayo goobo cayiman oo aad looga shaki qabo inay hanti lunsi baahsani ka dha...
Monday, December 11, 2017
-
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Ka Hadlay Qaddiyadda Qudus iyo Dhex-dhexaadnimada Dawladda Maraykanka
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Ka Hadlay Qaddiyadda Qudus iyo Dhex-dhexaadnimada Dawladda Maraykanka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, December 11, 2017
-
Toronto:- Sahan Resturan oo Casuumay Wasiirka Socdaalka Canada Ahmed Husein iyo Jaliyadda Somaliland oo kazoo qeyb gashey DAAWO SAWIRO..
...
Monday, December 11, 2017
-
Qaramada Midoobey oo soo saartay tirada dadka sanadkan lagu dilay Soomaaliya & Somaliland+Cida laysay
Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ayaa soo bandhigay warbixin ku saabsan tirada dadka lagu dilay Soomaaliya laga soo bilaabo 2016 illaa 2017.
Warbixinta ayaa sheegtay in Soomaaliya waxyeelo loogu gaystay ...
Monday, December 11, 2017
-
Munaasibad Balaadhan oo Lagu Xusayay Maalinta Xuquuqal Insaanka oo Maanta Lagu Qabtay Hargeysa
Munaasibad Balaadhan oo Lagu Xusayay Maalinta Xuquuqal Insaanka oo Maanta Lagu Qabtay Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, December 11, 2017
-
Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ka Hadlay Tayada Waxbarasho Ee Dalka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere), ayaa ka hadlay tayada waxbarashada ee dalka, waxaanu tilmaamay in Manhajka Waxbarashada ee Dugsiyada Dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ay mideeye...
Monday, December 11, 2017
-
Qaramada Midoobay: Wadahadalo halala galo Kuuriyada Waqooyi
Sarkaal sare oo ka mid ah hay'adda Qaramada Midoobay ayaa u sheegay mas'uuliyiin ka tirsan Kuuriyada Waqooyi in "baahi degdeg ah" loo qabo in wadahadalo la bilaabo si looga fogaado halista dagaal qarxa. Sida ay sheegtay hay'adda Q...
Sunday, December 10, 2017
-
Lubnaan: Dalalka Carabta haka fekeraan cunaqabateyno ka dhan ah Mareykanka
Wasiirka arrimaha dibadda ee Lubnaan Gebran Bassil, ayaa sheegay in dowladdaha Carabta ay tahay inay ka fakaraan cunaqabateyno ka dhan ah Mareykanka si looga hortago inay u raraan safaaradda Israaa'iil magaalada Qudus.
Mr B...
Sunday, December 10, 2017
« Previous Page — Next Page »